Ma filaayo inu iskiisa u baxsaday laakiin waxaa inu baxsado ka gacan siiye dad Dowlada u shaqeeya. Arintaan waxay fashil weyn ku tahay Dowlada waqtigeedu gabaabsiga yahay.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ninkaas asaganba dhuuman karin Diyaradna ma raaci karo dhulna ma marikaro... Xabsiga asagaa imaane hala sugo lool
-
Haduu doon raaco ka waran?
End of conversation
New conversation -
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Inantan dadka ayeey waxay mooday caruurtii qurbaha
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Side nin masuul ah oo hadana danbiyo loo haysto xabsi uga baxsada waar maangal ah hala inoo sheego xataa hadii aan arko oon soo sheeko hadana wuu soo baxsana
-
Shabaab ka dadka qarxinaya ee dakada Xamar canshuurta ka qaadanaya ee dadka guryaha Xamar isku haystaa ay u dacwoonayaan soo qabo dheh, haday dhab kaa tahay darajo beenta ah ee ay sheeganayso
- Show replies
New conversation -
-
-
waa lafakiyay ee mafakan ninkaas . shimbirayahow heesa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Halasoo qabto dambilaahaas meel fog majiro xamar-na dhan ugama bixi karo , dowlada sida ugu dhaqsaha badan hakusoo qabto isaga iyo intii kaqeyb qaadatay baxsashadiisa.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.