Tani waa isku dey lagu abaarsanaayo Gudoomiye Taabit in Xilka looga Qaado maadaama uu u istaagay Xuquuqda gobolka Banaadir reer Banaadir waa inaa soo doorataan quf aad idinka idinkiina ku joogo
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Here's an interesting point: you are not talking about Federal Lands are owned by FGS. 1.UAE development of multi-purpose port projects both Berbera & Bosaso. 2.Kenya illicit exports of charcoal from a port Kismayo. 3. Taxation without Representation. This system not working well
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Inay Ka maseran mahan turkey dowlada turkey waa dadka keliya Somali tagertay garab sisay marka mudane madaxwene danguud mudo ay socotay manta inaa hadashay waa farxad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madax weyne aniga waxaan ahay arday wax aan baranaayo iyo waxaan rawo ma is leh waayo bilaa baraa tigal marka dhanka ardayda xooga hala saaro
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dhul ay Mas'uuliyiintii Dowladdu bixinayaan Cid hor istaagi karto ma jirto, Dhulki Guudna waxaa lagu qaatay Warqado Dowladda Hoose bixisay!!
-
Qofkii damiir leh oo Somalinimo ku jirto waa inuu hor istaago qofkasta oo maal shacab raba inuu maal shikhsi ka dhigo. 100 sano kadib la fikir. Magaalada dadka waa ku soo badan. Iskool, isbitaal, xarunta booliiska, degmada xaafada, iwm waa inay dadka tiradooda la tarmi markaan.
End of conversation
New conversation -
-
-
Dhulka danta guud ma Gobolka Banaadir kaliya ayuu quseeyaa? Aawey 18kii Gobol ee ay ka koobnayd Somaliya dhulalkii danta guud ee dowladdii hore laheyd ama hantidii Qaran ee maanta u xuubsiibatay "hanti Qabiil". Maxaad ka qabatay ama ka qaban iygana?
-
Ethiopia waxey kuleedahay 19% Dekada Barbara mise waxaa loo humbaaleynaa in darjiino la kireeyey in ganacsato yaryar oo dayactiray sandaqad yar ka furtay in laga maseero
End of conversation
New conversation -
-
-
Mashaa Allaah aad baan usoo dhaweeynayaa in lagu takrifalin dhulka danta guud ah ee kadhaxeeya umada soomaaliyeed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shirka 28 ka bisha uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Gobolka ee ku saabsan maqaamka magaalada Muqdisho & aaya ka tashiga dadka degan kuna qoran dastuurka miyaad diidan tahay? Maxaa isku soo aadiyay hadalkaadan & qabsoomida shirka oo hore u baaqday?
-
Qabyaaladda jooji odayahow.
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Dowladnimadu waa isla tashi ee maaha dad gaar ah oo kugu xeeran mudane madaxweyne maxaad uga bedalan tahay Xasan Sheekh oo aan koox ku nqcnay
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane madax weyne waad ku mahadsan tahay arintaa muhiimka ah aad ku dhawaaqday. Waa in wax laga qabtaa dadka xoolaha umadda xaraashayaan
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane madax weyne sharaf aay leedahay wajibkaga gudo musuq masuqa ladagalan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Madaxweyne Maxamaed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) aad baa kuu salamayaa, salan kadib runtii sida wanaagsan ay dowladaada ku socota waa heersare waadna ku guuleysan doontaa ee adiga qudhaada Astaghfarta badi.. daacad nimadana ku dadaaal Asc
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane Madaxweyne waa Runtaa dhulka Danta Guud waa wax Umadda oo dhan la dhaxeeeya waana Qalad in Dano Gaaar ah Loo Isticmaalo, lkn Dhulka Danta Guud Muqdisho kaliya Muma Yaaalo maxa qoraalkaga Muqdisho Kaliya Loogu Magacaabey Miyeysan eheen in dhulka lawada ilaaliyo? Mahadsanid
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.