arinkaa waa laga gaar xal lagu helyo in lagu xaliyo
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dowladu Ha Hantido Dhulkii Dowladi Dhexe Ee Jalle Siyaad Dib-Uhabeyn Balaarana Haku Sameyso , Markaasna Ha Magaal Gashato Dowladuna Haka Faaido Dadkuna Haka Faaidaan Jaalle .
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
"Madaxweynuhu" maaha nin wax gacanta ku haya. Odayga dhago libaax baa loo dhiibay. Inta nidaam ummaddan iimaanka beeshay u talin kara laga helayana kii yimaadaa maalinba qolo ayay isku marnaan guri hanti dadweyne lagu dhisayna lahaanshihiisa isku murmi doonaan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dhulalki dowlada waxa aad loo boobay xiligi xasan sheikh,,,wax hala qabto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wax walba ka fiirsasho ayey rabtaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
I wish all the best in my government and the leaders
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waasax garsoorka oo leeta dartiis waa in lajoojiyaa dhulka iibsiga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dhulku wuxu kamid yahay hantida dad wayna weliba xarumaha dawlada cid gaara ah ma yeelan karto wa in shacabka loogu adeegaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
The president feels sad about ‘land grabbing’ in
#Mogadishu, not elsewhere; moreover, he did not feel sad about his abortion of the conference that was supposed to take place in January 28, this year; this is what might be called differential emotions, a mark of clan membership.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweyne we jirta arintas lkn hada mesan bilaban Adiga horta ayeey socotay hantida good in qof shaaqsi aah iska qaato lkn xal ayeey uu bahan tahay midas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dhlka qaaraanka waa lamataabtaa Waana Dan guud Waa in go'aan adaag laga qaata Ariintaas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hantida qaranka Iyo mida shakhsiyaadkaba waa in xal waara laga gaaraa cidii xadgudub samaysayna waa sharciga dawliga lamariyaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maxaa isku keenay xilka qaadista gudoomiyaha iyo shirka maqaamka mugdisho
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweyne fursad qaaliya aya dowlada iyo shacabkaba hortaal wayo almost 30yrs lama helin dowlad iyo shacab is wada raacsan marka wixi nabadda iyo masiirka umadda somaliyed liddi ku ah afka ciida haloo darro naxariis uma qalmaane.
#NabadiyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa inuu xaliyaa hee oo uu ogaadaa wixii qaldan iyo wixii saxan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Xaqiiqdu waxay tahay in madaxweynuhu culaysku hayso meqaamka muqdisho ee gudoomiye taabit kalama jecla hawlahaas aad bulshada la wadaahaysaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc, mudane xadgudubka dhulka Xamar waa qeyra caadi, laakiin wadanka oo ayaa la boobay dhulkii dowladda oo dhismayaashii dowladdu ka dhisan yihiin, haddaba, haddii aan laga qaadin talaabo tusaalle ugu filan cid walba oo damac ka hayey oo isugu jirta xarig iyo ganaac, lugooyo maya
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.