Great! Mashallah. One nation, one people, one religion, one language, one culturen, one country and one history.pic.twitter.com/1aqurXNghj
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Great! Mashallah. One nation, one people, one religion, one language, one culturen, one country and one history.pic.twitter.com/1aqurXNghj
Waxaad usukeenatay calamada maamulada iyo dowlada dhexee
Waan Badalay
Woow Bosaaso has today shown how patriotic they are by welcoming the president Farmaajo respect to people of Bosaaso
waa in uu dhamaan dalka uu socdaalka dhulka ku wada maraa si uu u ogaado bahida shacabku qabo ee isgarsinta guul
Waa sax
Inaba caadi ma ahan. Masha Allah. Allah ha inoo siyaadiyo khayrka, barwaaqada iyo nabada
Gibanimo reer Puntland gaar ahaan magaaladayda Bossaso. Calankaa buluuga ah aad ayuu noo farxad gelinayaa.
Masha alah wa jacel shacab uu mutestay aabe farmajo
Masha Allah... waa wax lagu farxo calankeni buluga ahaa oo meelkasta ka babanaya
Masha Allah. Ilahey ha inoo kaa Xafido nasiri Rabbi u soo diray somali Allah kaa dhiggo. Waxaad hesata fursat aad iyo aad qaali u ah taas oo ah In aad malinta qiyaamo aad Ilahey harkisa dugsato hadad sharudaha latimato.Xafida Allah
Well done president farmaajo
Reer puntland kudayasho ayey mudanyihiin runtii hooyada soomaliyapic.twitter.com/zy1BjvtYAL
waa wax lagu farxo in madaxweynaha jamhuuriyda uu safar dhulkaa oo intaa dhan uu ku sameeyo dalka soomaaliya waxaan dhihi karaa waa cusub ayaa noo baryey
Mashaa Allah Waa Wadan nabad ah Allow usiyaadi nabada ay Ku naloonayaan
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.