Wa arrin aad loogu farxo shaqada adeg ee dowladda hayso wa in la bogaadiyaa #jaalle madaxweyne
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul wadankayga somaliya Siyasiyin isku sheeg wata danahooda khaas ah Kuwaas o ku oorkacsanaya qabyaalada waxaan leenahay way dhamatay waqtikaas taariikhdana dib uma laabato Shacabka wuxu diyaar u yahay in logudbo qaran Qaranka ayaa na kaafiya Guul mudane madaxweene
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweyn waxaan kaa codsaneynaa in aad imaaraadka wadanka kasaarto waa dadka dadka kugu diraayo Dumintoodane waa uu cadyahay fadlan yaan noola celenin wixii hore
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Madaxweyne, inta fakarkooda kuu soo gudbisay waa wada dhallinyaro, taas micnaheeda waad garan kartaa, hiil iyo hooba waa lagu garab taaganyahay, horey u socda, gadaal eeyada ka qeylinaaya ha eegina, dayuuradihii Daala & maraakiibtii ayaan dhursugeynaa.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
cadow geenu waa xasuuqa yaasha madaxtoyada fadhi ee laynaya siyasiyiin ta iyo shacabka .Farmajo na waxa lagu xasuusan dona
#xasuuqi Bariire#Dhiibistii qalbi dhagax#werar kii bahal nimada ahaa ee c.rahman c.shakur#Dadaal ka uu ugu jiro baabinta iyo dib uqaxa shacabka ......
End of conversation
New conversation -
-
-
kuwa ka soo horjeeda dowladaan ugubka ah ee dadaalka wada daacadana u ah shacabkeeda ka daaya hagardaamada ee ummadiina u adeega. cidna loo joojin maayo dowladaan wey socotaa ee yaan basku idin ka tagine dhaqso u soo raaca. Guul iyo Gobanimo ayaan ku gunaanadayaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
sax taas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Talooyinka shacabka soomaliyeed waxaan ku haayna isha laxariira masuq maasuq heyado dalka muhiim u ah sirdonka ganacsatada Mamulgoboledyada xildhibanada qaarkood siyasiyiinta qaarkod heydaha cadalada ???????? Danyarti oo lailabay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc mudan madaxweeyne waxaad mudantahay in laguugu dar waqti kale oo ah afar sano balse uma muuqato in eey waxa kala wadaan xasbiyada kale in eey sugaan waqtigooda balse aniga waxaan leeyahay waqtigiina suga ha dadagina mahadsanid
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Tiirsha qarankeena Qofwaliba waxii uu Taraa loo tirinaayaa.
- 1 more reply
New conversation -
-
-
MASHA ALLAH
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Madaxweyne waan ku salaamayaa. Horay ayaa loo yiri nin xilqaaday eed qaad ee u dulqaado wax kasta oo eed laguu soo jeediyo waxaadna heysataa rabitaanka shacabka soomaaliyeed in tooda badan waana ii muuqataa in laga baxayo caqabadaha yar yar
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madaxweynaha waan salaamayaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dowlada waxaa laga rabaa in ay meel cad iskatagto arinta faragalinta qawan er imaratku somaliya Ku hayo somalia waa in cadadis xaga heshiisyada imaratku lagalay dowlad gobaleedyada somalia oo dhan ay xanibaan oo dib u eegis oo kaliya mahee in patent ama ruqsada dowlada dhexe
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wasanka madowladaa kataliso mise waa laheysta cadeeda ciidan aan dowlada ka amar qaadaneen yaaney bananka usoo bixin shuruud la aan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Amaan haka hadlin marba haduu kuu tiri koob neen ciidamada tirada badan ee wadooyinka isku dhasf dhaafayo ciidan waa inuu xirada ku nijaa markey soo baxayana laga war hayaa ee is dhexyaaca ciidamada halala socdo dhaq dhaqaaqa ciidamada xataa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.