Madaxweyne waxaad ahayd Nabadoon sida aad dhowr jeer sheegtay hadana waxaa dhacayay 9 bilood ee la soo dhaafay waxyaabo ka hor imaanaya nabadoonnimadaada , marka bal waayah dib u eeg oo fiira iyo feejignaan u lahaaw waxa ay dadka Soomaaliyeed kaa sugayaan. Mahadsanid
-
-
-
Very good and positive message. Mahadsanid saaxiib.
End of conversation
New conversation -
-
-
Mr President yu ar pathological liar, how do you expect Somalia to be liberated when all Military aid plus salaries is diverted and stolen.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madaxweeynaha keliyah maxaa loo saaran yahay afar iyo laabatan saac. Awaay xildhibaan kusheegii beel walbo matalayay? Soomaaliyeey, kuwaas hala raadiyo oo ha u shaqo tagaan meelihii aay sheegeen in laga soo doortay. Madaxweeynaha afkiina kadaaya Waxaan ceeb. U duceeya oo Keliya.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kalsonidii shacabka waad lumiseen adiyo kheyre waayo hoyooyin 70 jiro aha ayaa hami ka lahaa nolashaa markaa madaxda noqoteen lkn manta wexy tagan yihiin ajasheena masoo dhawo miyaa dhalinyaro ayaa rajo helay markaa imateen lkn hada tahriib ayay diyaar u yihiin caruur darbi jiifa
-
Adiga hadaa saas tahay umada dhan hanabin naftada ka hadal aniga dhalinyaro rajada madaxdeyda ka qabo wali weey jirta waana garab taagan nahay madaxdeyna in yaro qabiil ka guuxaayo mooye farmaajo waa kii aan u sacbinay 8 February
-
Hahahhaha in yar oo lunsan ayaa kamid tahay talefaka aan heysto ayan aman u lahay iska daa nafteydee adiga kuwa wxaad ka mid tahay aan aduunka warka ka heyn manta alle wuxu ila ogye qabiil in aan shqo ku leheen kaan ahay ayan aqoon iskadaa midkle adero sida arooska hadigo dowldis
End of conversation
New conversation -
-
-
Amazing really i wish my mom country to develop nd get peace in it self nd people in it may allah make somalia great nd united inshallah allahuma amiin
#Somali#proud#inshallahThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa ku mahadsanyahay Madaxweynuhu, Khudbadaha Qiimaha badan oo noo soo jeediyo. Mudane Madaxweyne hala yaabin hadaad aragtid kuwo dowladda mucaaradaya waayo tii horana ayagaa dumiyay, mid danbana ma rabaan laakiin geediga inoo wad wixii ciyaya ha iska ciyaane.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allah yacizak madaxwayne Kuwa hagardaamada wadana allaha fashiliyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Diyaar ayaan u ahay mudane madaxwayen
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo nolol

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kalsoonida shacabka ayey dowladan ku timid waxayna u muuqataa in ay lumineyso. Balad xaawo gedo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
“Waxa uurkaaga ku jira afkaa kaa xada” daacad la’aantaada waxa caddeeyey khudbadii xerada Turkiga; waxa la IDINKA doonayaa inaad dalka u dhimataan! ADIGU diyaar ma u tahay? qoriga qaado oo furinta yah. Ama heshiis gal. Labac labac da jooji BE A MAN
-
Bal adigu keen madaxweyne asago madaxweyne ah dagaal qori u qaatay maangaab waaxid
End of conversation
New conversation -
-
-
Nabad iyo nolol somalia allaw barakee
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mashaa allaah
- 1 more reply
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.