Farmaajo sxb villa Somalia isaga tag uma qalantid in aad xil sii heyside , anaga shacab ayeynu nahay Somaliland waanu dhihi karnaa laakin adiga madaxweynaha somalia aya tahay gobolada waqooyi in aad dhahdid ayey aheyd hadaadan aqoonsi sineynin Somaliland! Out Farmajo
-
-
-
Sxb jaahil ayatahay.. Walalaheena somaliland waxay naga mudanyihiin xurmad & kudayasho
-
Thanks bro
End of conversation
New conversation -
-
-
Somaliland waxay mudantahay ku dayasho inkastoo wax badan ka dhiman yihiin sidaan dareemay. Somalia waa inay wada jirtaa wax kasta oo soo kordha
-
Adeer, wada jirka qasabka ah naga dhaafa we xaafadaha Muqdisho qaar sida Huriwaa iyo Yaaqshiid ha lala mideeyo Hodan iyo Hawlwadaag.
-
hadaannahay ree laas caanod somalia ayaan taagersannahay idinkuba goni ugoosadka iya kala goa somaliyeed ee xooga nagadaaya!
End of conversation
New conversation -
-
-
Thank you Mr. President We, the Somali populace in general has to revive back our country and live peacefully together. SL has reclaimed it's independence and is working fine for us. We hope the best for other brethren. Your congratulations is very much appreciated.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahadsanid Madaxweynaha Fadaraalka Somalia Hambalyadda aad noo habalyaysay taas oo la mid ah ta Caalamku magu hambalyeynayo , Waxaan rajaynaynaa inaan yeelano xidhiidh jaarnimo oo wanaagsan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thank you! Waxaa wanaagsanaad lahayd in aad deegaannada ku bedesho wadanka.
-
Somalia and Somaliland way wada hadli donaan, Isha Allah
End of conversation
New conversation -
-
-
Its matter of fact that the unity of Republic of Somalia occurred in 1/7/1960 as result of sacrifices paid by the people of today’s Somaliland. That unity can only be achieved again If today’s Mogadishu come up with a reciprocal deal today.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxwayne somalia xal ayaa ugu jira in somaliland la aqoosado somaliland waa walaaleheen meel naga aadi maayaan ee halaga hor wareego ani reer somaliland maahi lkn xal ayaan u arkaa taas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waan kaxumahay Madaxwayne inaad wali riyoonaysid. Hays hafrin shacabka Somaliya ee dhibbanna ha hoosaasin, annagu tashanay ee idinna tashada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alla yaa cizak madaxweyne jir o joog
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
SOMALILAND HADAD TIRI U GOO
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Jamhuuriyada Soomaaliland waaa dal jira ooo mudan in lagaga daydo laguna amaaamo horomarka iyo dimuqraadiyada halkaaas ka hana qaaday tan kale soomaaliland waa dal madax banaaan oo ka jira qaarada africa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Siyaasad ama protocol ma lihid ee hanaga ceebeyn farmaajo kuguma wici karo madaxweynenimo ama raali galin dag dag ah ka soo bixi
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madaxwayne adiga markii lagu doortay kuwii kuu banaanbay ee calanka Soomaaliya la soo baxay xabad baa lagu kala eryay. Maalina kamaad hadlin kuwa midnimada soomaaliya lagu cabudhinayo .Waxaad u hambalyaynaysaa nin adiga cadow kuu arka.
-
Walaal anagu cadow iidin ma aragno wlhi. Taasi marnaba niyada haku qaban, ta kale
- 1 more reply
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.