Booto badanaa! Read
pic.twitter.com/3Ve9I7Snic
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
That exactly what we have in Mogadishu
This is what our republic needs, build the nation building by building, block by block, neighborhood by neighborhood, district by district, town by town and our country will be great again,,,, guul, guul, @SomaliPM @TheVillaSomalia @Free_Somaliweyn @so_maal
Ummadaan xamar degana waxa haboon in la weydiiyo in foolxumada kataagan gobolka sh/hoose ay raali ka yihiin sababtoo ah kuwa samaynaaya edeb darada waxay ku noolyihiin lagana difaacaa xamar. Hadeynan raali ka ahayn foolxumadaan waa inay ka qabtaan dadkaan sharaftooda ku cayaaraya
Waa mahadsan tahay mudane madaxweyne Anaga hadan nahay qurbe joog arimaha Nabad gelyada waa ku faraxnaa shacabka waa inay muujiyan dadaal!
Dal kasta amaankiisa waxaa gacanta ku haya sirdoonkiisa, mar hadii aaney dowladu rabin sirdoon, dadka maxaa laga rabaa
Mashaaa alllllh
Nabad iyo nolol
Madaxda dalka maamusha ee farmajo uhoreeya haku ganba nina madaxtooyada ee daga goobaha shacabka ey kudhib toonayaan maxaa idinka kaliya amniga idin siiyay maxaa adinka kaliya raaxada ujiiftaan maxaa adinka aad uharsataan qabowga nabada miyaadnan rabi baqanryn
Villa somaliya
asalama caleykum waxaan rabnaa inan ka qeyb qaadano halganka ka dhanka ah alshabab ee jawab
Somalia dad keedu waa gob lkn mudane madax weyne dagaal wiil kuma dhasho ee wiil baa ku dhinto waxan rajeynayaa in la muuji dulqaad iyo dhabar adeeg si aynu u gaarno qaran iyo nabad waarta
Mudane madaxwayne ilaahay hakugula garab galo
Guul iyo Gobonimo ayaan u rajeynayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed ,intake caqliga u sxbka ah waxaan u sheegayaa (Miro faraqa kugu jiro looma daadsho kuwo geedka saaran ) wixii qaldan in leysku Sheego horay aan U socono soomaaliyeey
Weer cas oo la xidho waxba soo kordhin maayee reer xamarow ficil la imaada, Hadii aydan ammaanka dawladda kala shaqayn halkaa uun bay tagnan
Masha allah mudane madaxweyne waa inaa gaari kutagtaa furanta degaalka si dadka u arkaan in laxoreeyay tuuloyinka iyo gobolada shabeelooyinka. Mudane madaxweyne waa in ciidamada mushaarkoda lasiiyaa. Mudane madaxweyne waa in wasaaradaha qaar tagaan degmada huruwaa,suuqa xoolaha
Sorry waa soo jeedin mudane madaxweyne aniga dalka kuma nooli balse waa laciishoo markuu wax kadhaco runtii askarteena Police waa in magaalada dhan lagu daadiyaa mudane madaxweyne waa dhar cadka badisaa
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.