Mudane Madaxweyne away dumarkeni. kamid manihin miyaa Dastuurka iyo Hurmarinta wadenkena. Mudane meelu dumarka ka maqanyahy waa qabyo
-
-
-
Diintii miyaad Katagteen Walal? Waa adiga Udodayo Xuquuq Dumare Away Miduu ALLAH idinku Maneystay oo ADLEHEDEEN?
End of conversation
New conversation -
-
-
bani aadan dhaxdiisa bushi waa ma huraan waxaase looga baxaa labadii kala booday iyagoo is barbar taagan inay boogtooda dhaydaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Tilaaabo Horey Looqaaday Hiigsiga Umada Somaliyeed Na Rajo Cusub ku Abuureysaaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Madax Weyne Guul Insha allaaaah
@M_FarmaajoThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa jiro qodob aanan ku farxin runtii anoo ka mida dhalin. Soomaliyeed, lkn dhib malahan guuleysta mudanaal, waa idiin taageersanahy wali.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Gacmo wadajir bay wax ku goyn karaan. Waxa waaagsan in dawladgobaledyadu nidamka dawliga ah uga danbeyan dawlada dhexe si hore loogu socdo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mnch allh Wa natijo la taaban karo illaahyse waxn ka baryaaya inuusan noqon mid villa somalia loga kaco....
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dalka Amniba Kama Jiro Muqdishu Is Not Save Everyday Shan Qof ka Badan Lagu Dilaa Dadka Hala Badbaadsho 2022 Hanoo Danbeyso Ina Adeeryaalow
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa rajo cusub iyo hiisi wanagsan DalIyoDowlad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guuleysta Mudanayaal Yuusan Noqon Hadal Waraqo Lagu Kala Qortay Bas Ee Ficil Haloo Badalo

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa wax farxad galinaaysa umada somaliyeed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madax weyne mamul goboledka pudlan oo somali ka tirsan marke callanka somali callan soo ag qotomisay maxaa darentay ?? adigo madax weynaha somali weynah mase makula habontahay adigo mahadssan fadllan mamul goboledyadan gooska saar calashan so afjar
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Runtiii hadalka markii afka laga sheegayo wuu macaan badan yahey lkn ka dhabeyntiisu aad bey u adagtahey illahey ha kula garab galo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sc waan kui habalynua farmaajo nabada soo hoo sh acabka soomaliyeed anguna hadaan nahau shacabka jabuuti angoo ah mxd khyr iyo mxd slbn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc salaan kadib waan jeclahay wadankeena Somali xornimo soo hareyso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madaxweyne siyasada arimaha dibada ayey ahayd waxa la isku hayey kamana muqato in wax heshis ah laha gaadhay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Farmajo can you please shut up and make somalia great again
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa guul lkin waxaan xaqiiqa aha inuuna siijiri donin wa ayo siyasada. Farmaajo waa daciif ma aha mid qoto dheer oo go aan kusalaysan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.