Madaxweyne u sheeg mooryaantan in gudoomiyaha gobolka Banaadir ay la maqaam yihiin!
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Asc
-
Mudane madaxweyne somaliya ma tooseeso ayado shirkadaha isgarsinta iyo kuwa lacagaha xawilo eysan shaqalo doolada ka tirsan ka shakheynin
-
I agree wth u bro
End of conversation
New conversation -
-
-
blz hadii aa wax qaban karin xilka isaga dag
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alla quluunta soomaliyeed ha mideeeyo saan cadowgeena meel ugu soo jeesano
#somaliaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
La dagalan ka Alshabab kaliya aa noo muhiim ah xaliyan waayo tacsi anago ka baxnay hadana mid kala galnay Ragan amniga muqdisho isma lahan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaas nooma cuntamaan, maxaad kala shireysaa gudoomiye gobol ma amniga muqdisho ayuu hayaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mr president, this is a waste of time , this idiots are losers, why talk to them while they are selling the country, they should be in jail
End of conversation
New conversation -
-
-
Ama DF sheegta ama DG sheegta shacabku waxqabad nabadiyonolol beyrabaan. Inteydan kalategin noocadeeya yaa wiiqaya wadadaa toosan oo fudud.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shir lee maa lawadaa sorry idinkii baa is afgdaran la' inagana amaan baa idinka sugeynaa' PLEASE aan idinku tashano? Ama aan idinka Tashano?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilaahay waxaan ka baryayaa inuu umada somaliyeed garab siiyo yaa allaah manta garab bn kaa rabnaa aamiinta raaciya blz

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Usheeeg ineeey la siman yihiin gudomiye
#THABIT ay yihiin gudomiyeyal gobal aysan ahayn madaxwayne dal ama dowladThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
What’s good with the mayor of Mogadishu?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Insha allah Kulan Waxtar leh ayaan Rajeyninaa, iyo Wada Shaqeyn dhab Ah Inad Yelataaan Awoodahana Aad Isla Afgarataan . Guuleysta Mudanyal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mid guulesta Allaha ka dhiga shirka u dhaxeya Df iyo Dg
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.