waa kufaraxsanahay in uu ithopia aadin
-
-
-
Aadista Ethopia muqadas bey u tahay madaxda Soomaaliya oo Farmajo safarka uu hada u baxay Ethopia waa ay ka mid tahay wadamada uu la kulmayo
End of conversation
New conversation -
-
-
War heedhe dadkan siday wax ku fahman madaxwaynuhu wuxuu u aaday ma taqaaniin maxaad uga hordhacin wax magarato
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Farmaajo waxa uu ahaa ninkii aad u dhaleecayn jiray safarada madhalayska ah, isna kama baxo. Allow garansii nin moog.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Madaxweyne safarkaga guul Alle hakugu so dhameyo shaqo wacan

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweyne dadalka aad shacabka u wado Allah ku fududeyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
War ugand kuwii ay sodirtay ban rabnaa inu uceliyo maxey tahay kaalmada uu kadoonay wlh wan jecelahay MD farmajo lkn filimkan mafahmin yaab
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alle hakuu fudaydiyo madaxweyn safarkaa khilaafka dawlad goboleedyadana alle haydiin fudaydiyo oo xumaanta haydinka dhex saaro
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Safar khayr oo danta dhow iyo mida dog ee qaranka soomaaliya u adeegaya Alle haka yeelo. Guuleeyso mudane Masaxweyne
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweeyne u sheeg Ugandha ciidankeeda in eey la baxdo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Success Insha Allah Mr President
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Adiga ka mid ah dadka geedaha ariga la daaqa Duli
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maxaa ku dhacay hab-maamuuskii madaxdu meesha Kama muuqdee?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Safar guul sida alle haka dhiga.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.