Madaxwayne #qalbidhagax la ilow ee iska soo bax kolay ummadu aragtay labo wejiilenimadada
-
-
-
Caqli dhagax baa tahay
#Qalbidhagax qof kama badna 500 in ku dhaw ayaa hal mar waxyeelo soo gaartay kuuma muuqdaan miyaa!?.#Caqlidhagax
End of conversation
New conversation -
-
-
Xiligaan miyaad baaq soo saareesaa? Adeer iska seexo meesha waxba kuma heesidee!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks Madaxdeyda hadalkaga Waan kaa aqbalnay Somali maryooley intaa madaxweynaha caayi laheydeen dadkiin u gurmada yaa cawaan xukumi jiray
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madaxweyne alshabaab waa inaa ka saartaan somaliya waxaa moodaan inaa ka caga jiideysaan dhulka ee joogaan inaa ka saarteen
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waxan layabanahy cadawada somalida kuu dhax jirtaa yaab.Allow umada is faahan see
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Innaa lilllah waa musiiibo ween ee na taabatay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wax xikmad ay so kordhineyso malahan xubnaha dowlada ee umada jodadka u fura dadkooda ha raadsadane, gurmada aa na leedihiin inte marna?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Geçmiş olsun, Rabbim cc yardımcınız olsun
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ciidamada amisom iyo imaratka carabta ayaa ka danbeeyaan qaraxi muqdisho ka dhacey maxaa leesu indho tiraa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
President mohamed abdulahi ugu horeyn wan ku salamay salaan kadib allaha u naxariisto dhaman umada somaliyeed laakin walaka sextay shacaabka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
The unit of civilians is the only way to success the enemy
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Way cadahay inanay shabab ahayn waxani waxan ka dambeya UAE sida sirdonka somaliya laga soo xigtay carab inanay faido somali uso wadin wale
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
thank you madaxweyne wa sax umadu inay dhinaca kawada istakto cadowga ,madaxdodana lashaqeyaan kude iyo dibadba
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allha u naxaristo inti dhimatay. Inta dhawac na allaha cafimaad sareecan ha siyo. Intii gaysatay falkan haa ugaadan inu ilahay arkayo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa arin aad loogu farxo in madaxdu garatay waa jib kii saarnaaa alow idin barakee
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
ILAAH dariiqo nadiifka ha tuso kuwii xasuuqan soo qanqaabiyey ee nool, Walina Muqdisha jooga.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc,dhibka waxan uga bixi karna iskutashi iyo faham saxibka iyo cadowga umadda Somaliyed, cid walba soo dhoweysasho dabkun bey petrol ku dri
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
African union aya wxn ka dambeysa jale madaxweyne e indhaha yan la is tirin afduv iyo African union wey isla shaqeystan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.