Mashaa Allah , ku soo noqod wanagsan Dalkaga iyo Dadkaaga, Aad baan kuugu HAMBALYEENAYNAA HADAN NAHAY #URURKA DHALINYARADA GOBOLADA #WAQOOYIpic.twitter.com/RAYjOORwIt
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Mashaa Allah , ku soo noqod wanagsan Dalkaga iyo Dadkaaga, Aad baan kuugu HAMBALYEENAYNAA HADAN NAHAY #URURKA DHALINYARADA GOBOLADA #WAQOOYIpic.twitter.com/RAYjOORwIt
Meanwhile the regional governments are meeting behind your back while you're traveling as our country falls apart 
Masha alaah Madaxweyne farmajo balantii uu naga qaaday buu kaso baxaya danta dalka dadka guul viva farmaajo
Umadu waxey sharaf ku leedahey waa soomalinimo, ogaada qabiil tayo maleh, somaliya HANOOLAATO,
Maasha Allah Sudanese ka waa dalka kaliya qaarada Africa ku yaal oo Somalia jiritankeeda jecel wali qof Somalia ah lagu ma dhibaateyn Sudan.
Well come mr madaxwayne
Mudane madax Wayne dadaalkaaga yaysan noqon Hal bacaad lagu lisay Adiga waad qalbi fiican tahay sida muuqata Laakise yaan qob Muuse iska jir
masha allah madaxwene nabad iyo nolol
الحمدلله wallaal heena sudan kor Allaha ka yeelo Aamiin
Masha alah wan ku faraxsanahy soo labashada iyo kulanka qiimaha leh ee uu laqatay dhigiisa sudaan
Waxan filaya socodka madaxweyne @M_Farmaajo uu kutagay wadanka #sudan in uu mira dhal kiisa mardhow soo muqan dono insha allah
Dalka adiga ayaa lagu dortay madaxweyne, inaad maanta somali la hor istaagto siyasada dalka lagu hagayo KHEYRLAWE oga dambeyn wa KHAYAANO
Awasome travel , your travel addiction.Bon voyage .
MaanshaaAllah
Tuug tuug dhalay
maansha allah Nabad & Nolal
Madaxweyne waxan rajeynaya in heshisyada sida sudan iyo turkey inan oga faideysano wax sosarka berahena iyo suq geyntodaba
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.