Why is everything a 'xaflad' just get things done without all this nonsense. Hadhoow celebrate gareeya when the job is done.
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mahadsanid Madaxweyna wan so dhaweyna arimahan is garsinta waxayna naga cawin dona horumar bdn.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dowlad ma dhowa inta sharci madaxweyne saxiixayo xaflad loo sameynayo.
-
Dowlad walba si ee wax u suubisaa. Xataa Obama xaflad ayuu u suubiyay marka oo sharciga ACA saxiixaayay:https://www.youtube.com/watch?v=nIwM0gkLF0s …
-
Obama WH ayuu joogey markii ACA uu saxiixayey, 70sano in ka badan ayuu USA Iski daydey in xeerkaas la dhaqangaliyo. Saasba loomuujiyey.
-
Dooda ma ahan meesha lagu dhigay xaflada. Horumarka Soomaliyo waa sheey lagu farxo especially maa daamo oo laga soo naqanaayo dhibka dacay.
-
Hormar waxa uu bilaamaa marka aad madaxweynahaaga doorato, adi shaqsi ahaan. Jid dheer baan u jeedaa, bilowse ma u jeedo. Ficil&Fal weeye.
-
Perfection waa jid dheer, waa la gaari doona mustaqbalka Insha Allah. Laakin maanta aad iyo aad ayaa usoo dhaweynaa Sharciga Isgaarsiinta.
-
252 gacan dowlad lagu soo celiyo aheyd. MHz telecom frequency auction la sameeyo oo dowlad income ka hesho bey aheyd. Sow ma aha?
-
Dowladda waa in ee soo saarta Sharciga Isgaarsiinta online sida loo wada akhrisa karo. Isgaarsiinta nidaamkeyda cusub waa in la wada fahma.
End of conversation
New conversation -
-
-
Madaxweyne, ma iska eegtay dhinaca dakhliga canshuuraha 'Tariff' iyo canshuurihi aana Dowladda la siin issticmaalka furaha +252? Qodob muhm
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha allha
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nice mudane madaxwayne meshada kahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sharciga aad ayooow muhiim uyahay ee deg deg halooo howl geliyyo
-
Mnsha allha
End of conversation
New conversation -
-
-
Bravo mr president
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha Allaah guul iyo gobanimo somalia
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.