Best presidentpic.twitter.com/Vxb8z0hF3Z
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Hawl wacan mudane Madaxweyne
Mahadsanid madaxwayne iska jir midka qareenkeena faylgoynaaya oo naga jir asagoo gal gal uleh inuu wngbadan sameyo ama xumanbadan thanks
Guulayso
Masha alllah guul wacan mudane
mudane madax weyne.howsha adag alaah ha.idinla garab galo guulban guurjeynaa iyo sinan iyo cadalad noqo madaxweyne qaran
Ciidanka hala taageero waxay noo hureen naftooda dowladana ha bixiso mushaarkooda sijoogto ah.mahadsanidiin
Hambalyo mudane madaxweyne waad ku mahadsantahay halgenka aad wado
mudane madaxweyne maasha allah, howsha allaha fududeyo
Maasha allah iiinoooloow mudane
nooloow mudane madaxweeyne
Mahadsanid mudane farmaaaajo Somalia ha israacdo insha allaha walaa'layaaaal































halala shaqeeyo gudiga taakulaynta ciidanka qaranka Soomaaliyed dadka Soomaaliyedna haysku tashadeen guul Soomaaliya In Shaa Allaah
No English translation
Shacabka anagaa ah anigoo dhalinyaraah ayaa shaqlaan idishay
Waa in lala shaqeya gudiga lana taakuleeya cidanka xooga dalka
Sideeydoo kale wa in qofkasta u taageeraa Ciidanka
Thank you our president of Somalia Mohamed thank you very strong president we've been destroy it we've been missing our freedom
Thnkx our president
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.