Md Madaxweyne: Xasilooni waarta waxa la heli doonaa marka quluubtu isku furmaan oo daacadnimo iyo is-aaminaad la helo. (isA).
-
-
-
Taasina waxey ku xerantahay in la helo dib-uheshiisiin dhab ah. Fursad fiican ayaa Alle ku siiyay oo hadana u eg in aad qar kala dhici rabto
-
Waxaan qabaa dadka Soomaaliyeed waa heshiis weligoodna isma dagaalin ee kuwa magaca ku adeega ayaa is laayay kuwaasna waqtigodu wuu dhamaday
-
U sheeg taas Ayeeyada 80 jirka ah ee wali oynayso markay ka sheekayso siddii looga soo eryay gurigeedii oo loo dilay ehelkeedii in 1991.
-
U shaag taas, hooyada Xamar ku nool oo labaddii wiil & aabahood dagaal qabiil dartiis loo dilay..iyo kumanka iyada la midka ah.
#Nabad
End of conversation
New conversation -
-
-
ilaahay ha idin la garab galo insha allah nabad &nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaa loo bahan yhy ciidan aan maleeshiyad beeled aheyn ee wadaniyin ah daacad nimo iyo karti le
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa danohooda reer somalia
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilahey ha idinla garab galo madaxweyne nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waaaa lagu qasbanyahy mudane madax wayene in lamideeyo ciidamadeena si aan u helno ammaan fcn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allow cadawga inoo jawi soomali ha nolato
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Madaxweyneheyna waqti fiican ayu ku so aaday wa inu ka fa'ideysto una shaqeyo ummadisa asigo anan ka habsamin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
masha alah waan ku faraxsanahay hoosha aad wadatid mudane madaxwe horay isii soco guu iyo gobonimo aan kugu ogahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ciidamada inta ay tababarka ku jiraan aqlaqda iyo gala danbanta halaga diyaa riyo mudane madax weyne
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
ilahay ha idin la garab galo mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allaah la garab galo inshallaah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Well done Mudane madaxwayne. Madaxwryne shaqadisa wata iyo Ra'isul wasaare shaqadisa wata hortiin ma arkin wlh. Ilahey ha idin barakeeyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Somalia gobanimo waa hoygeeda
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madax weyne dhab ah ku shaqaynaay dareenka shacabka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.