Waa guul ummadda Somaliyeed gaartay bandhigga buugaagta waana umuhiim isdhexgalka bulshada. Keep going forward Mr president.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Majirtaa ha'yad ama wazaarad uxilsaaran inay hubiso buugaagta lasoo bandhigo inay yihiin kuwo anshax iyo akhlaaq wanaagsan xambaarsan?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Horta Soomaaliya ma luqaddii Ayaa laga badalay was yaabe? Dadka wax loo soo badhigayo waa Soomaali haddana luqad ayan laheyn Aya loogu qoray
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@ masha Allah mudane madaxweyne guuleyso alle hakaa dhigo kii sare u qaada habsami u socodka dowladda Somali
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahad allaa leh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dadaalaa waa gaaraa ee horay u soco waad gaari doontaa guusha Insha allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waan jeclaa lahaa in dadka ee wax aqriyaan si' ee wax ufahmaan garaadkana uu kobco
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mashallh waa waxan ilahay ugu madineno Somaliya guul iyo gabanumo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maasha Allah guul weeye
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Jaalle madaxweyne jiilka dhalinyaradu waaaa rajada wadankeena nabada iyo horu marku dhalinteena ayuu ka bilaambaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
guulayso madaxwayne alle ha kaa dhigo kii somalia isu keeni lahaaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@TheVillaSomalia Aad baan kuu taageera Mr presidentThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maasha Allah aad ayaan ugu farax sanay in soomaaliya soo bandhigto buugaag wanaag San oo quseeyo dadka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aad baan ugu fataxsanahay arrintaas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.