Madaxweyne Farmaajo "Aad Ayaan uga murugooday geerida Wasiir Cabbaas. Waxa uu ahaa nin dhallinyaro ah, dadaal badan oo waddani ah. AUN"
-
-
"Waxaan ku amray madaxda amniga in ay dhaqso uga sal gaaraan wixii sababay masiibadan ayna hubiyaan in gacan ku dhiigleyaashii la soo qabto"
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane madaxweyne, booqasho lasoo gaabiyo wax matareyso ee waxaa loobahan yahay in aad amaanka wax ka qabato sidii aad u balan qaaday!
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Tani Waa Dembi Iyo Dulmi Markale Lagagalay Dhalinyarada Somaliyeed Madaxwayne Waxan Codsanayna in cadaalada lahorkeno Cidii Falka kadambaysy
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sidee Xeego loo xagta ilkona ku nabad galaan, hadaba waa habkee loo sugi karaa amniga loona yarayn karaa hubkaan faraha badan?
@M_FarmaajoThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madax weyne wa in la dhima istafka tirada badan ee magala dhax yacayo oo iska risaseeynayo shacabka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo madaxweyne inaa aas ka qeyb gasho wax micno ah sameyn meyso waa inaad wax ka qabataa arrintaaanThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa arin fiican mar hadii aad soo gaabineeso mudane madax weene geeriduna waa xaq allaah u Naxariisto wasiir cabaas hadii aan rayi ku darsad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Barroor darteed miyaad u iman mise waxqabad? Maxaase Amxaaro kala hadashay ummada u soo bandhig.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa nasiib xumo falkaan dhacay mudane waxaan ubaahanhay amnig magaalada in aad wax ka qabato marxuumka waqtigiisa ayaa cawa ku ekaaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane ka qeyb galka aaska qaran waa xil kusaaran oo ah in loo soo degdego, wana muhiim soqabashada dadkaas.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweyne ilaa hada waad dadaalaysaa waxaase kuu dhiman waxaad ku daraysaba in aad bedesho dhamaan Safiirada eadamada dariska ah.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilahay ha u naxariisto samir iyo iimana allah ka siiyo cidii uu ka baxay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madaxweyne farmaaji
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kolley dadki falkaaan geyste wa in sharciga la hor keeena
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo waad ku mahadsantahay inaad muhiimad wayn siiso ka qeyb galka wasiir ka geeriyooday soona gaabiso booqashadaadaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane m/w wxba noo tarimayso soo gaaabinta booqashada balse waa inaan helnaa jwb shaafi oo ku saabsan shiliaan. Hadii kale NO KALSOONI.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweyne waxaan codsaneenaa in xil ka qaadis lagu sameeyaa masuulki ciidankiisa dhibaatada geesteen
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.