"Waxaan soo gaabinayaa booqashadeyda Ethiopia si aan uga qeyb galo baroor diiqda iyo aaska Qaran ee wasiir Cabbaas"
-
-
-
"Waxaan ku amray madaxda amniga in ay dhaqso uga sal gaaraan wixii sababay masiibadan ayna hubiyaan in gacan ku dhiigleyaashii la soo qabto"
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Madaxweyne
@M_Farmaajo waad fashilantahay Shacabkana maalinba maalinta ka dambeysa waa ay ku nacayaan beentaadana waa ay sii fashilmeysa -
qof 2 bilood Xil hayay sidee lagu ogaaday In uu fashilmay iyo inkale don't judge too soon.
-
Fashilaada ayey dadka qaar khalad ka fahmeen. Malakul mowd maa farmaajo baajin karaa?
-
Amniga Dalka wax wuu ka qaban karaa Balse Ma joogno wakhti aynu Qeexi karno waxqabadkisa wakhti aynu siino
End of conversation
New conversation -
-
-
Madaxweyne ammaanka Wasiiradaada ayaa sugi la'dahay ma waxaad sugi kartaa ammaanka Shacabka tirada badan. marka inta ay talo joogto iscasil
-
Qadarta ilaahay waa in aan aaminaa waqtigiisa ayaa dhamaaday kuwii dilayna waa la haayaa
End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane jooji safarada gabi ahaanba taasi Micniheedu mahan shacabkaa ku nacsan ee waxaad fursad udiidaysaa cadawga umadda soomaaliyeed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweyne dilkas waxow dhabar jab ku yahay dowlad nimada si dhab ah in lo baro waxna laga qabto ayan idinka fadhina NABAD-NOLOL
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweyne dadka falka fusha xun geystey waa inaad cadalada la horkena runti cawa hadan dhelinyo nahay waa noo haben naxdin badan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mundane madaxweyne dhiig bini adan sahal ma'ahan Aniga waxan qaba in dusha laga saro masul walbo oo ilaladisa wax disha
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
alle ha u naxariisto madaxweyne
-
hogaamiyaherna waa mid daacad ah madaxweyne waa dadaaleysaa hore usii soco alle hakula jiro inagana waan ku jacelnahay waana kuu duceyneena
End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane madaxwene dadka ka danbeeya dhimasho wasiirka inaad ka qaado talabo sharciya
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Anigu waxan qabaa in la tijaabiyo somaliyada kale oo xamar laga guuro waa xero cadow.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Walahi wan kaxumahay Wana kanaxay ilahay ha unaxariisto

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alle ha u naxariisto Amaanka wali fari kama qodna
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alle ha u naxariisto wasiir cabaas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.