maxaa inii ka qorshaysana mudane madax Wayne ladagalanka argagixisada iyo dawladaha darsika ah si nabad logu soo dabalo som
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
#TaloWadaag M,M,W tani waa iga codsi adiga iyo R,W,khayre dadka tahriibayo,qurax jogta dalka shaqo halooabuuro M,M,W thanks to listening meThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Xuquuqda Banaadir Hawiye ayaaba Heesta Cidkale Ma Heeysato , ujeedkaaguna waa sidaas unbaan Filaaya Hehehehe
-
Xuquuqda banaadir waxaa leh cid walbo oo kunool, qofna ma xaqiri karo.
End of conversation
New conversation -
-
-
@M_Farmaajo waxaan kugula talin lahaa inaad horjoogaha#Puntland safarka badan ee#Ethiopia aad ka joojiso#TaloWadaagThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
#TaloWadaag Mudane rayiga aad radineyso iska Daye wa inad ummada warbixin sisa UEA inay dekedaheda haweysato oo aad ka yeshan maxa kenayThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo#TaloWadaag madax-wayne maxa wax loga qaban la'yahay marakibta shisheya ee sida sharci daroda ah bada ugu jiraThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo madax weyne Wanku salamay Marka hore maxa kalifay in qadku ka daga jowhar so canshurtu ma hostagto wazada mlydThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Federal ka iyo kala dambeyn la'aan ta dalka ka jirta dowlada cusub maxaa qorshe ah oo uga dajisan?
#TalkandTweetThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo waxaan kugula talin lahaa inaad ummada Soomaaliyeed beenta ka joojiso aadna runta u sheegtid.#TaloWadaagThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sidee shacabka loogu caddeyn karaa ina dowladdu bixiso mushaarka ciidamada si ay waajibkoida y gutaan
#TaloWadaagThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Jadka maxa lo'ogoladay iinu kasodago Jowhar? Madaxwayne,Amanka ugu mihiimsan ee wadanka Alshabab halaga dhameyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Make us busy .... Rebuild the National Theatre for Wadani Songs National Football Team . Military Power Reconciliation . Make Difference
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
M.Farmajo waa geesi somaliyed halaga dayo afxumada madaxwaynaha
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo#Talowadaag Mudane MadaxweyNe Waa maxay fikradda kadanbaysa in madax dalka horay kusoo fashilantay in xilial lo magacaabo???Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo waxaan kugula talin lahaa inaad socdaalka micno la'aanta iyo sawirada badan aad iska yaarsid oo aad waxqabatid.#TaloWadaagThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo waxaan kugula talin lahaa inaad musuqmaasuqa joojiso iyo hanti boobka ummadana aad u naxariisatid.#TaloWadaagThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo#TaloWadaag waxaa lagu noqon karaa warbaahin xor ah iyo bulsho laga ilaaliyay hanjabaada iyo xoog isticmaalka.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc mudane madax weyne dowladu maxay wax uga qaban weyday qaraxyada iyo madaaficda xamar ka dhacaayah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.