Madaxweyne
miisaaniyada dowlada waxaa kabadan inta Qaadka nooga baxda maxaa dowlada uga qorsheysan s looga hortago qaadka #Talowadaag
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
SI dhalinta shaqo abuur u helaan saw ma haboona in dib loo hagaajiyo Warshadihii hore dalka sida Nacnaca,Kaluunka,Dharka,Sokorta
#TaloWadaagThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
#TaloWadaag why do we have regional heads with the name "president" y not call them governors ? We can't hv#6presidents in country

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maxaa isku soo beegay safarkaagi Imaaraadka iyo Xilligii Baarlamaanka la geeyay Mooshinkii Saldhigga Berbera
#TaloWadaag#TalkandTweet -
madax weyne ma suurto galbee noqon doontaa in imaaraadka saldhig militari ku yeeshaan Berbera
End of conversation
New conversation -
-
-
Si loo helo kalsoonidi ka luntay ymada soomaliyeed dowlada aad adiga madaxda u tahay maxaa kaga qorsheysan yigleelida heyadaha garsoorka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
#TaloWadaag Mud. Madaxweyne hantidaada gaarka & mida xukuumada kow ka hahay RW#Kheyre ma inala wadaagi kartaan si musuqa loola dagaalamo?. - 1 more reply
New conversation -
-
-
1 Qorshaha Jamacadahan tayada laheyn? 2 Cidanka sida qaldan u isticmala wadoyinka? 3 Dowladu fursad ma siineysaa dadka aqoonta leh?Thanks
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc mudane madaxweyne maxaa udiyaarisay dhalinyarta ku xiran xabsiyda hindiya?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Asc saln kadib maxa idinka qorshaysan Abooda isbarbar yaaca Maamul Gobaleedyada oo iska dhigaya inay ka abood badanyihin dowlada dhaxe
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Madaxwayne , maxaad u qorsheeysey si aad wax uga qabatid xadhiga xaqdarada ah ee lagula kacay samafale C/maalik Coldoon?
#TaloWadaagThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
madaxwayne dowlada dhexe maxay kadhahday xaalda dekadaha berbera iyo bosaso iyo saldhiga berbera
#TalowadaagThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Madaxweyne, 1- Arinta Dekedaha Berbera iyo Boosaaso Faahfaahin managa siin kartaa?.
#TaloWadaagThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Amarka madaxweynaha ilaa inte ayuu gaarisiinsan yahay.mise waa madaxweynaha muqdisho kaliya ku eg. aan lahen awood kale ka baxsan muqdisho
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
#TaloWadaag Mudane Madaxwayne Mahaysan qorshe Canshuurta ay ku bixinkaraan dadka qurbaha jooga?Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Amisom waxay saldhig ka dhigteen xarumo muhiim ah ,waxaa taa sii dheer in ay dadka dhibaateeyaan. maxuu yahey qorshihiina kuaadan arimahaas?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maxaa ciidamada aan dareeska wadan mudane madaxwayne looga xareeyn la yahay magaalada muqdish0 si amniga uu ugu soo laabto magaalada?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.