waarun balse
-
-
-
waxaa loo baahanyahay in ilaah loo toobag keeno madaxweynuhuna umada uu u duceeyo
End of conversation
New conversation -
-
-
waxa sababya diyradahan chemical ka kubuufinya hawadena ka qabta umada idinka alle idiin doore
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
2/3: Dhibaatada abaaraha xalkoodii wuxuu ku jiraa anagoo eegna wadanka Sudan, Namibia iyo niger siday Yeeleen.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mr. Prez Abaaraha soo noqnoqonaya waxaa xalkeeda haya dad Somali ah oo quburo aqoon leh ah . Waxay hayaan xalkii ee miyaad dhagaysanaysaa??
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
madaxweyne wa runta wa in siyasad cad laga yeeshaa biyahs roobka e bada galaya.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane madaxwayne arnta abaaraha marka hore ale halootooba keen tan kale soomalidu ha isu tashatowaxaana nagu filan dalkena
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mala hubaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
7th waa I. Beeralayda lagu qasbaa in beertooda kusoo wareejiyaan geedo Franch vents ah si keynta ama parks lo dhiiro geliyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
6th waa in dowlad goboleed walba tartan lagugeliyaa geedeynta deegaanada iyo tirokoobka inta ged ay kuguleysatay sanadwalba
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
5th waa in lagu dhiiri geliyaa schoolada in ardayda feildtrip oo dhir abuur ah ay qabtaan sanadkii labada Mar ee roobka dao
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
iibiyaa iyadoo macmal ah haanta Gaska. 4th waa in sharci adag laga soo saaraa gooynta dhirta kadib markii la helo Gaska
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa in dib loo faagaa ceelkii ladaboolay 1990 ee Gaska dabiiciga ah ee km50 ee afgooye agtiisa ahaa. Dadkana raqiis loga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
2nd waa in la helaa wax dadka dhuxusha shita wax kale oo loogu badalaa ay dabku kushitaan sida Gaska dabiiciga ah oo raqiis
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Siyaad looga baxo abaarahan soo noqnoqday waxaan kutalinlahaa; 1- Waa in shir lagu martigiliyaa Argro-inviro in Moqdishu.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
kahor tag iyo aqoon lagu xaliyo si mustaqbalka fog looga tabaabushesto waa inaan jaale madaxweyne shirinaa enviromistayal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mr.pre waa runtaa balse waxaa keena roobyarida & xaalufka waa geedaha oo ladabargooyo & Ecology ga oon ladhowrin, ka hortag
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.