Mudane Waxaan Ka Codsan kaliya Wadankan China Sii Mashruuciisa Waxaa Hubaal ah inay Kasoo Saari doonaan Wadan Muqal ahan Qurux Badan Tayo Sare Leh Bulaacado Iyo Biyo Xireen waa Muhim Umada oo Hesha Koronto Raqiis ah Ka shaqee Dadkan Meelaha Biya Dageenka ah Dagan Xal Halo Keno
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Nin Hormar katalinayo ayatahay ee Mudane Adi iyo madax weynaha Kataliya Hormarka iyo Nawada wadanaka Qabilna so Afjara wa midka nakala dhantaly Adunka dacaladisana Xabsiyadeheda nagabuxshay Qoxotina kadhigay Umada Somaliyed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
aaaaamiiiiiin yaarabi
-
aamiin
End of conversation
New conversation -
-
-
Alley lehe waxaa i noo muuqdo madax shabkeeda dhibta iyo dheefta iney lawaagto diyaar u ah eebba ha idin la garab galo Shaqada adag oo ad bulshada u heysaan Mudanayaal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aameen Ya Rabi.
-
Sidaa dowladiina u dadaaleeso dadka qaarna ey dagaal iyo colaad idinku haayaan, ma u garowdaa Aabe Siad dhibka Somali ku heesey asagoo aabaraha ka soo xambaarey kuwa badan habeen barkii.
End of conversation
New conversation -
-
-
Aamin. Isbadalka cimilada calaMka aya dhalineysa roob soo daaha markuu imadana daad wata, badda oo kacda IWM. Mudane maxaa qorshaa? Kacanka 8 feb muu isticmaalo xogta & xeelada injineerada Soomaaliyeed & ardayda barata dhisidda heerarkiisa kala duwan? (1/2)
#NOLOLRAAGTAiyoHORUMAR -
waxaan qabaa mudane in aan guddi loo xilsaarin ee waa in la kiciyaa wadiniyayaasha jiifa ee xogta iyo xeelada u leh in ee ka hortagaan waxkasta oo wadankeena soo wajaho waa muhiim dhiiro galin taas oo keenta isku filnaasho & isku tashi (2/2)
#NOLOLRAAGTAiyoHORUMAR
End of conversation
New conversation -
-
-
@SomaliPM dadkiisa udamqanaya alle masul la qaybsanaya dadkiisa dhib iyo dheefThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Chian waa Muhiim in la siiyo qandarasyada dhismaha wadonyinka lamiyada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Amin yaa allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ducada Wax Halagu daro Mudane Ra'iiisal Wasaare Dadku Wax qabad bay rabaaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Amiiin amiiin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Igu sawir aan anoo dhaxsocda dadkii biyihu galeen .. walee khayrow Somali way kubaratay .. waxaan kudhihilahaa lacagta aad laaluushka iyo ilaalinta kusigan kubixiso umada wax ugu qabo waxaad dhaxjoogtaa xaafad xamar kamid ah kawaran wadankii kale
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mashalaah mudane reysul wasaare waa aragnaa adiga iyo madaxweynaha gadoomiyaha gobolka kuwa dagmooyinka iyo shacabkoo isku duuban gargarka iyo samtabixinta aaad wadaan allah ajar iyo xasanaaad heydinkasiiyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.