Iskool 15 May waa iskoolkaan ku galay Imtixaankii 8-aadka Ra'iisulwasaare ima soo booqan oo maba qabin dowladena waagaa jirtey ,bil cafis Guulwade ayaa nala joogey wax dowlad ka socdey ,waa u nasiib ardayda maanta inuu R/ Wasaarahooda la joogo 
-
-
-
Sanadkee aheyd xiligii aad imtixaanka classka 8 aad galeysay
-
Iskoolkii 12 Oktoober hoose dhaxe ayaan dhiganaayey oo waxaan imtixaanka ku galay 15 May waan xasuustaa waxay ahayd Xili roobaad hadda oo kale xusuus qaaliya
End of conversation
New conversation -
-
-
Waa xaafadeeyda wlhi Iskoolkaa Hooyadeey baa dhameeysay ana xilligii burburka Banooni aan ku dhax dheeli jiray
guul baa u rajeeynayaa ardaydaas walalaheeyga ah ee u fariistay imtixaanka. - End of conversation
New conversation -
-
-
Alle ha ufududeeyo ardeyda mudane adinkuna sidan kusocda gadal ha ulaabanina
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane RW, in caruurteena gobolada shabeelada wax barasho la'an yihiin, kuwa kusoo barakacay xamarne waliddiintooda aay qarashkii intaxaanka utuugsadaan, ciyaalkane aay ogeyn ineey facooda la fariisan doonaan imtaxaanka, waa xaalad noo gaar ah ee lasoco
-
In Shaa Allah waalaga baxaa aadna waan oga xumahy
End of conversation
New conversation -
-
-
Madane reizal wazaare asan ku salamy shaly imtixaan wXa u dhacay sida ugu wanaagsan saasna ku wad imtixanka midakle ilaaliyaasha sanadihii horo lacgahooda waa la lunsan jiray sanadkaan wadadii horo yay marin mudane mahadsanid
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahadsanid mudane walow anaga anba nasiib lenahy oo shahado sharfan oo dowladena ah dunida ku mareen aduunyaduba wa jaran jaro 10 kahor fursadan lma heysan wxana rajeyna sanadka soo socda in ardaydu 1 imtixan gasho Anagana allaha noo fududeyo kwa guuleystana hnaga dhigo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxay u muuqataa inaan cagta saarnay wadadii horumarka Mudane PM waxan idinku dhiiri galinaynaa hawsha culus ee aad noo haysaan hadaan nahay shacabka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Horay u soco hana ka daalin dhibka eey leedahay dhaqidda iyo dheelminta hasheenna bahalaha hororka ahi ku hareereeysan yihiin kana tag taariikh lama illaawaan ah ogoowna in aay noo tirsan tahay waxqabadka adiga iyo farmaajoba nabadiyonolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wa wax wanaagsan waana taalo horay loogu qaaday dhan waxbarashada dalka mudane RW horay usocda garabkiina aya nahnay caqabado bdn aya idinka hor imaanaya ee u adkeysta

#nabadiyonolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wxn arkaa ifafaalo & hididiilo oo mustaqbalka dalkeyga ku tilaabsanayo. Dhamaana Ardayda guul wcn...
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maasha allah mudane Rw hoowl kar lagu diirsaday noona beddalay quustii iyo rejo la’aantii eeynu ka dhaxalay kuwii nasoo hogamiyay 28sano oo la soo maray kalana ahaa badgad dumargad diingad dadboob danleeydii wada dabadhilifyada ahaayd.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
We wish ardayda-soomaaliyeed success in their exams
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Msha alh mundane raysal wasaare guulaysta
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Miyaynan ceeb ahayn, dal lagu qiyaaso in 70%kiiba ay dhalinyaro yihiin oo intaas barkoodna ay ilmo da’da Iskulka yihiin, in 28kun kaliya ay imtixaanka shahaadiga galaan? Maxaa diiday in dalku yeesho WAXBARASHO DOWLI ah intan la gaarin IMTIXAAN DOWLI ah? https://www.facebook.com/abdihakinali.asir/posts/1667079030037174 …
-
wakaanal insaanu akthru shay'an jadalan... Ilaah Baa yiri
End of conversation
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.