SIdo kale mudane RW hala sameyo sirdoon magaalada ku jiro si loo helo inta aysan wax dhicin soona gudbiyaan warbuxin Ku saabsan amni qalqal galinta Wey adag tahay askari wadada taagan in wax ka hortago#nabadiyonolol
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Madaafiicda xali nalagu garaacayay yan wax ka weydiinaa oo masuuliyadaas qaadanayo?
-
Amiin sxbow Dadal mayaro Waqti sidan ka xun wa so marnay Numcadan hesano ilahay an ku shukrino Inshalah sidan si ka wangsan wan kari dona inshalah.
End of conversation
New conversation -
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane R/w Soomaaliya mà ahan io kaliya, Degmooyinka Muqdisho ama Xamar, ee waa 3374Km. Raas Caseer ilaa iyo Raas kanbooni! Adiga iyo Madax Weeynaheena aan Jecelnahay ilaa iyo hada waxaan idiinka baryeynaa in aad mar un gaartiin Magaalada
#Markacadeey oo ay Dadkeedu idiin sugey! -
1/2 marka hore Ramadaan Kariim, tan labaad waan ognahay in dhibaatooyin badan jiraan, laakiin ogaada, wax walba waqti ayay leeyihiin. Inta aan halkaas là idiinka Deerin, sida ugu dhaqsiyaha badan ku gaara, hadii kale, waa là idiin deerineyaa; waa iga Talo!
-
1/3 hadii aadan idinku ogeeyn, aan idiin tilmaamo, waa Koonfurta Muqdisho cabir ahaan, Aadan Cade International Airport. Ayaa waxay u jirtaa, 69Km. Waa Magaala Madaxda G SH Hoose, waana Gobolka ugu wax soo saarka badan dhamaan Dalkeena Hooyo. 33% interno lordo; Mahad Sanid. R/w
End of conversation
New conversation -
-
-
wlhi waa yaab dalku ma xamaraa maad ku baxdid PM hadii aatahay oo dhab ah meelaha ay colaadu kataagantahay sida galgaduud iyo sool
End of conversation
New conversation -
-
Waan kaxumahay In dawladaadii facebook dhaafiwaydo laba wado oo xamar ah awey wadankii kale bal su aal aan kuwaydiiyee ma waxaad madax u tahay xamar Mise Somalia
wixii deeq ah oo soobaxana waa xamar hadalkaaguna waa xamar waad fashilantay mudane -
Sxb xamar saw caasimadii maaha waxaan aamimsanahay haday xasisjo xamar in kuwa kale si dhibyar lagu hanan karo.
End of conversation
New conversation -
-
-
Adiga major-ka Mogadishu tahay miyaa, waxaa kuu haystaye in aad tahay Ra’iisalwasaaraha soomaaliya oo idil?
-
Maalin kasta booqashada xaafadaha isla magaalada ku nooshahay baa soo tabin. Waa loo qaadan karaa intas keliya in ay masuuliyadaada ku kooban tahay!
End of conversation
New conversation -
-
-
Khilaafka siyaasadeed ee wanku ku jiraa waxaa asal u ah fadaraalka. wayo dawleed gobaleedku waxa ay aaminsanyhiin inay dawlada la samanyihiin xaga awooda.. halkaas waxaa ka cad wadanku inuu ku jiro fawda siyaasadeed oo an weligeed hora loo arag.. fadaraal diidnay donimayno
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Somaliland
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Heeeeeey heeeeeey igu sawir Koob ayaaan kaasiiyAy ee halkeen kuugu keena Mr kormeen seqdhexe Xalay wixii dhacay xamar aan Ku su,aalee madheemishbeey ahaayeen
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dawladnimada Ha Laga Wada Shaqeeyo#Soomaalina Waxaan Ugu Baaqayaa In La Joojiyo Dhiigga Daadanaaya#
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha allaah mudane
#Ra’isul wasaare waxaad tahay shakhsi u heelan amniga iyo hormalka dalka ee illaah hakula garab galo waa bil ramadaan oo ducada la aqbaleehThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah mudanne aad baad dadkeynna soomaliyeyd wax nogu qabatay masha allah angana hadaynu nahay dhalinyarada somaliyeyd waynu ku tageyrsanahay mudanne e guuleyso insha allah 2020 kana adan ku rabnaa madaxweynne in sha allah guul
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.