Caada qaate. Soo adiga matihido ninkii dhiibay muwaadin naftiisa u huray somalia si aan ugu noolaano wadanka
-
-
-
Shame on you
-
If I expose the truth, shame on me. What a disgraceful?
-
This is not true that you are sure that is abribe and it is not just the respect for the national leaders
-
We ain’t got no time pple like u, just tryin 2 defend mr khayre at any cost bc of his tribe. We know 4 of fact pple like u need some help.
-
Saan filaayo weli qabiil iyo qaran dumis somalia kama korin waxana usgag naku reebtay like you dadka marqaamka ugambiyay subaxdi ayay madaxdayna sharafta leh oo ciso iyo karaamo naka mudan kumarqaamaan waana wax laka fiicanyahay
End of conversation
New conversation -
-
-
Waan ka xumahay inaad qaran kii sidaa logu soo tabcay aad duminayso rabtana inuu dib ugu noqdo 1991 kii oo cadayn iyo markhati aan indhaha laga qarsan karayn inogu filan tahay : xasuuqi bariire ,dhibisti qalbi-dhagax ,Afgabigii BFS ,XASUUQI guriga siyasi
@AAbdishakur iyo IWM... -
Sxb aqoontaada hasareyso.. hankaadana hanoqdo qaranimo .. madaxda eeda kadaa ee arag waxqabadkooda
-
Wax-qabad ka ma waxad u taqanaa shacab koo lalayo oo laxasuqo mise ''HORUMAR IYO NABAD'' ayaad u taqana .anigu cidna dulan kuma ihi lkn ninka qaran ka duminaya wan iska qabanaya runtanan kashegaya, ku darso haday cidi xabad wax ku qabsanayso zxp siyad-bare ayaa ku macashi lahaa
End of conversation
New conversation -
-
-
Hambalyada kadib mudane resul wasare aragtidada siyasaded ee anan dhafsaneyn in lagu adeeco oo adiga dacad lagu noqdo sida trump oo jecelyahy oo kale aragtidas qalafsan iska bedel wa lugu mucaradi kara xuriyatul qolka wa muhim hadi kale gurigaga iska joog
-
Maxamed xasan maxamed bro waad mmhdsnthy aragtidaa marka xigta mudan xasan cali qayre ma ad dako lkn wxuu diida cada qate dalkiisa gadanayo kaas oo kalana la iskuma jilciyo
End of conversation
New conversation -
-
-
Md PM Adiga Oo mahadsan xagow kudanbeeeye Ballan qaadkii ahaa In 1,000 Dhalinyaro Ah dowladdu Shaqa u abuureyso?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahad sanid mudane khayre way kaa gudoomen dhaman dhalin yarads
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahdsanid raisull wasaare ka qayb galkaaga iyo dhiiri galinta aaad dhalinyarda mar wlbo LA garab taagan tahay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Qayb galkaaga looma baahnee maxaad .dhalinyarta maant u qabatay.kheeyroow.nin dhintay wuxuu qabatay isagaa leh.oo lagu xasuustaa,maxaad qabatay.oo lagugu.xasuustaa,hvem er du,who.R.U.?kumaad tahay,maxaad katagaysaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hambalyo hambalyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@NabadiyoNolol insha allahuThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allh mudan raysul wasaare aad aan kugu hamblyaynayaa maalinta dhalinyarada soomaaliyeed waa maalin runtii aad iyo aad qiimo wayn iigu leh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul Iyo Gobanimo only love Somalia


Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.