Mudana sida hufan aad u gudaneyso shaqadaada aadna marna ka caajisin ilaahey miisaankaga xasanaatka aakhiro hakuugu ziyaadiyo xageena waa duco xaga rabi subxaanah waa amaal marin maalinta danbe. Sidaa ujeceshahay in nabad ay ugu jiiftaan shacabkaaga taariikh!
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wadooyinka malaxiry. Koley nin walbo xilhaayo markuu luga baxsi rabo waxaa loo xiraa wadooyinkee
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul ayaan ku rajeynaya mudne
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah guulaysta Allah caasimadda iyo ka dalkoo idil Amni ha inooga dhigo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo Nolol mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guuleeyso mudane prm

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Raysal wasare walagaga fadhiyaa intaa iyo in ka badanba waayo waxaad thy raysal wasaare dhalin yaro ah wadciga dadkana fahmata
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane howsha halkas halaga wado, Lakin waxa wanaagsanaan laheyd in la xadido daroogada gaar ahaan ciidamada sida kuwa xooga iyo police ka, waxaan Hubaa in dadkena dhamaanaya ey sababsadeen daroogo oo uu 'khaat' kow ka yahay, Yes we lost nearly thousands of people to khaat!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
PM, Guul horay usoco
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Seqdhexaa Lasoconaa miyaa maa maalin Lakormeero Dagmooyinka Nafeey Nin kudoonay weeysay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Horta shaqo waad qabataan lakin suaal amnigu iyo dowlada masoo dhaafaan caasimada waxaan u malayni in loogudbo marxalad caasimada laga gudbulahaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Good job! Balse maxaa la soo kulantay noo sheeg?
- End of conversation
New conversation -
-
-
Maashaa alaah hassan Ali kheyre waa Nin jecel dadkiisa iyo dalkiisaba alaaaha barakeeyo Aamin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa arin lagu farxo waa guul u soo hoyatey umada somaliyeed gaar ahaan shacabka reer Mogadishu guul iyo gobanimo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Beeni raad maleh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane madaxweyne dadka rer waberi hantidoda MAGUURTADA ah o sharci daro Kaga maqan CADAALAD iney helaan iyo sharci ayey mudane madaxweyne ka filaayaan ....SOO DHAWOOW ...WELCOME...
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
weldone

Mashaaaallha hlpi
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.