Dastuurka ha lagu daro in qurba joog aan kuraasta sar sare ee dowlada aan loo ogolaan. Which is never ever to happen.
-
-
-
Qurbo Joogtu waa dadka wadanka dhisay dhistay diray waxay lacag hayeen ee waxa tiraahdaa inta dhuuni raaca oo Somali oo dhan ku jirto
- 1 more reply
New conversation -
-
-
How the final constitution can be established when Somaliland which is part of Somalia is not on the table or are you considering those who we all know if they return would be arrested to represent Somaliland. You cannot build a house starting from the roof. Reconcialtion first.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
NabadIyoNolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane allaah haku garab galo Hawl weyn baad noo haysaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Adigaa nin jecleysi ku timid ma 3 sano ayaad wadan 29 sii dumaayey ku gaarsiin kartaa qof iyo cod?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane raysalwasare, ilaah hakula garrab galo da,daalka dheer ee aad ku jirto balseh aniga mid ban kugula talin taasoo ah dhanka abniga siiba ilaaladada, dareska maliteria wadato wax ka badal ku badal dareska ciidan suud ama wax kale
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Completing the constitution will clarify many things and a it's a one big step forward, I'm glad to hear this.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane R/w Kheyre. Waa qeeyr horta hore, tan labaad goormee ayaa loo codeyn doonaa in ay Soomaalida Dastuurkaan aad xooga ku wadiin Ogolyihiin? Masane dhici kartaa adigu la Raisil Wasaaraha Dalka aad Booqatid Magaalada
#Markacadeey Mahadsanid; -
Mudane R/w Kheyre. Waa qeeyr horta hore. tan labaad goormee ayaa loo codeyn doonaa in ay Soomaalida ogoshahay Dastuurkaan aad xooga ku wadaan? Masane dhici kartaa adigu ka Raisil Wasaaraha Dalka. in aad Booqatid Magaalada
#Markacadeey Mahadsanid;
End of conversation
New conversation -
-
-
manshlalh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
kursiga hawiye ayaa leh... hadaad ii laliin weyda waa lagaa ceshiin
-
Qabiil wa mid ey dalka kuburburtey walaal. Kursiga Somali aya leh. Ilahey nabad iyo noolol qiimo leh hanoosahlo
-
thanks darling
End of conversation
New conversation -
-
-
waxad gadatay muwaadin somaliyeed umalayn maaayo inaaad faaaiido keene horta dabiile inaatahay ma ogtahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ma ahan raysal wasare kaliya ee wa rajo abuuraha malayin somali ah sido kale wa hogamiye an sirtiisu musuq maasuq eex iyo qabil ka dheertahay waana madaxwaynaha soo socda ee somalia wuxu noyahay astaan iyo sumad ku xardhan qaluubteena,
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waxaan ku tajaynaya mudane hurumar badan ...
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nin raga ayaad tahay ee Alle haku dhowro kheyroow,xaqiqdi wanagaaga iyo dadnimadada qoraal kumaso koobi karee inadeerow madama aad tahay nin dhalinyara ah oo qixi wadanka ka dhacay aad u da yaraa kuma mid baan ahaye illahey ka soke adiga iyo farmaajo ayaa noo maqan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha alla alle hakaa abaal mariyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.