Ok, ileen federaalkaan aad xooga sanka inoogu geliney saan waa tan aad G SH Hoose. kaga hadli Là dihiin ee? War Ilaah ka baqa ee Dalkiina usoo Jeesta! Federaal Ummada Somaliyeed ma aysan doora ninee???
-
-
-
1/2 Caadi ahaan, ama sida ugu badan Dunida. "Federaal waxaa qaata Ummado aan isku Diin Jinsi iyo Luuqado ahaayn, Somalia waa dad isku Af Diin iyo Jinsiba,ah. Marka Federaalkaan oo aad dadka ku Maquuqi neysaan, Pls ka daaye ee dib isagu naqada;
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane prime minister hadaan rabno Inaan helno dowlad qurxan aan Iska hilmaano federaal maxaa yeelay waxaan u bedelnay hab qabiil mana nihin dad u baahan federalism Dasturka waa in laga tashtaa sidii looga saari lahaa arimaha federlka si aan u gaarno horumar
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Saa wax maka soo baratay habka dimoqoradiyadu tahay Ineeysan ahayn ifaaniya inta ciyaal lacag la siiyo been iyo dhaar khudbo laga dhigto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Howshiina Wata
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mahadsnd mudane.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaan filaya in ay kulankaas ka fiicnayd in aad u gurmato dadkii daadadku qaadeen oo la joogto, Waxba belgium so kordhin mayso la kulankeedu, Dalkiina muqdisho oo qudha ayaad joogtaan tiina afduub iyo dil baa ka socda adna tamashle ayaad ubaxaysaa mar walba, sorry
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hambalyo Mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa hormar lagu tilaabsadey
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
You are required to release afweyne
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
shaqo wanaagsan mudane guul baan u rajayn dalka iyo dadka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane resiul wasare aad baan kugu hanpalyeynayaa shaqada aad dalka u heyso ogow qof waliba o wax u qabto telkaan taariiqdaa qori doonto insha allah guul.nabad iyo nollol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane shaqo wangsan bad hyaaa dalkena hdunu nahay shacbka somaliyed diyar ban unhy dowldnimada iyo garab istaga dowldaydaya
#NabadiyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aad iyo aad ayaan u soo dhoweyna xirirka naga dhexey beljumka guulban ku rajeyna musane reysal wasare thank you
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilahay ha ku garab galo mudane
wixi dadka iyo Dalkana khayer ugu jiro ha ku waafijiyo 
#nabadiyonololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Alle hakugu garab galo wixii hol guul LA taaban karo waaye raisal wazaare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.