Dal kaygii waa la haystaa, ciidan 23K ayaa i dultaagan oo biil koodii loo uruurinaya, khayraad kaygiina waa la iga boobayaa. Waa wax laga naxo. #NabadiyoNolol ma waxay u taagan tahay biilka #AMISOM raadintiisa iyo qaybinta khayraad kayga?
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
الله يحميك يا معالي رئيس الوزراء
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@SomaliPM raysal wasre wxd calmka u shrxdy mnta hlkan joogno iyo inan u bisilnhy nabda iyo horumrka. nabad iyo nololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sharci darro ayaad dooneysaa in kheyraadka Dalka Somaliya lagu qaato. Dilaal ayaad Shisheeye u tahay. Marna lagaama aqbali doono in Dalka Somaliya kheyraadkiisa la dhaco oo aad u dhacdo Shisheeye. Ha ka yaabin taas. Dadka waa soo jeedaan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Raisal Wasaare Somalia soo maray ninkii ugu geesisanaa baad tahay. Kheyroow Guulayso Gacantaada ha sareeso.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa war wanaagsan PM khyre hor usocod baan urajeyneynaa xisbiga Nabad iyo Nolol iyo inuu dalka horumar uhorseedo insha Allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane qeyraatka badeena wa layska gurtaa waliba yurubianka aa u badan Wax halaga qabto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudani waxaan ahay weel somaliyed waxaan rabaa inaanku lakumo ilasoo xariir hadaad weel somaliyed qabiliso wasiir ama xelibaan ama qabiil maan ku soo marin Magaciiga waa
#mukhtar_qabiilka_man_aaminsani . Somalia Hanuulatu.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
"Kheyraadka dalkeena" kulahaa? Oo sow taa shirkadii(Som Oil & Gas) aad dalaalka ka ahayd ay qaadatay kheyraadka wadanka oo weli inta harsan aad hada u saxiixoysid?
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Masha allaah, mudane hoosha qaran alle hakula garabgalo.
@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul abo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul mundane wan Kugu faaanaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Somali PM Hassan Ali Kheyre today have met with leader of European commission fishing&sea natural resources and they discussed collaboration how develope on somalia natural resource.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks for your more efforts
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dalka marka uu helo cudud military oo dalka oo dhan gacanta ku heysa alaalin kartana iyo dhaqaale wax soo saar oo ku filan dalka kadib kheyraadka dalka hala soo saaro ayada oo loo adeegsanaya kaliya in cududa ciidanka iyo xarumaha dowlada lagu adkeeyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Well done
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Well done mr hassan ali khaire our pm
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa horumarka ugu tayeysan misna lagu doonayo in kor loogu qaado shacabkeena waana ku raacsanahay qorshahaas hirgalkeedase waa mid muhiim ah mideeda kale waa in loo diyaariyaa warshadda kalluunka iyo kheraadka dalka dhalinyaro badan ayaa shaqa la'aanta ka baxeyso
@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.