Haddii la ceyrshay duq duq
Haddii la raafay jaq jaq
Oo ay ahaadeen shib shib
Haddii la doortay mursal
Lagana gudbay sir sir
Farxaddu noqotay kor kor
Shacabka deysay wel wel
arrintu waaba dhag dhag,
rajadu waaba car car
Waxay isu raacday barbar
Waxaa la gaari bash bash
-
-
-
masha allah wll qoralka ereyadan aadbaan ula dhacay mahadsanid
End of conversation
New conversation -
-
-
Rabbi waxaan ka rajaynayaa in aan helno Gole xukuumadeed oo la timaada qorshe lagu samata bixinaayo bulshada soomaaliyeed tubta hormarkana saarta iyo gole shacab oo guta hawlhiisa sharci dajin iyo la xisaabtanka xumuuada.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Siyaasinta Nacu Cusub ee Dagaalka ku goodiya mar walbaa hala tuso farxadda ay dhallinyaradda ay keeneen.Dhaallinyaradda Magaciina ha jiro.xxpic.twitter.com/k7QJGqKDzu
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hambalyo Gudomiyaha cusub bn leeyahay Allah hakaa dhigo kii waxbadan oo hormar ah qabta masuuliyada ama xilka culusna allah haku fududeeyo oo hakula garab galo annagu shacabka soomaaliyeed haddaynu nahay wan taageersanahay dowllada Federaalka
#NabadIyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hnbalyo allaha qaran naga yeelo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aamin ilaahey ha ufududeeyo Xilka Gudoomiye Mursal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane iska sax ma ahan Guddoomiyaha Parliamanka ee waa Guddoomiyaha Golaha Shacabka , haddii layiraahdo parliamanka Aqalka Sare ayaa soo galaya.
-
Dhib malaha hilmaan hadal kuma jiro ee u sheeg waajibaadka pm horyaala
End of conversation
New conversation -
-
- 1 more reply
New conversation -
-
Gudomiyaha barlamanka waxa uu aha gudomiye dorna o hadana ladortay mudanayashi latartamay gudomiyaha dorna waqtiga ka qasaray wan ka xumahay
-
mudanayashi latartamay gudomiyaha iyaguba waa la wate, lakiin waqtiga ka qasaray waa iska
#NabadIyoNolol 3.0, Soo raac tareenka.
End of conversation
New conversation -
-
-
Hambalyo Iyo shaqa wacan oo wax ku ool ah Dabacan waa in ladareemaa waxan hiigsaneeynay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaan aragnaa in fursad weyn in hada eey muuqato
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Si uu kugu fuliyo danhaaga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aamiin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hambalyo siyaasadeysan ayaanba nacay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.