Hawl wanaagsan oo mar hore loobahnaa weeye. Waxayna mudantahay in la bogaadiyo.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wax badan baa jirin xagga maamulka shaqaalaha ee dowladda
#Soomaliyeed. Tira koob micno ma sameeyneeyso! Waxaa loo bahan yahay in Dowladda hesho aqoonyahanno KIBRAD ku leh mamulka shaqaalaha si loo hormariyo wax qabadka shaqaala & daryeelka shaqaalaha#Soomaliyeed.#NabadIyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane RW waa tallaabo muhiim oo lagu hubinayo tirada shaqaalaha dhabta ah iyo kuwa dawladda mushaahar ka qaata aan dawladda u shaqayn ee huteelada iyo makhaaydaha u shaqo taga.Taageero buuxda ayaad ka haysta shacabka badan ee raba dawladnimo dhab ah. Guulayso MUdane RW
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ar mr kheyroow warkaas intaad kabaxdaan ee dastuurkii mala helay mise??
-
Hasan walaahi waad iga qoslisay
- End of conversation
New conversation -
-
-
MAS'UUL FASHILMAY SHAQAALA MUXUU U HAYAA QABYAALADIISTAHA QURMOON
-
Ala edeb xumidaa........ Raisul-wasaarahaga ka hishoo
End of conversation
New conversation -
-
-
Waa fikir wacan shaqada dowlada nabad iyo nolol ayey kamid tahay wax walbo in laxaqiijiyo si loo yareeyo musuqa qof walbana uu waajibkiisa u guto aakhirkiina guusha ayaaba taas ah mahadsanid mudane reysulwasaare
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allaah waa horumar lagaray waliba xaquuqda dadka dhan simeysa wadkumahadsantihiin Allaha inla garab galloo howsha Aad heysaaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Howl wacan mudane. Waxey sidoo kale naga saacideysaa qollada ku daba dhuumata dowladda ayagana u kerna dhibaatada.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
La taliyayaasha u shaqeeya NOG Ka madax banaanka dawlada Oo qaata more than× 5 sidee loo la dhiil gareynayaa?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Soomaliland ba samaysaye adana samee baan u arkaa lkn way fiicanatahay haday talaabooyin fiicana aad nagag dayatan
-
Accountgan somaliland miyaa leh markaa arimaha somaliland ku xusaysid walaley madaxdada ku ekaaw somaliland hadi ay ku madax martay
-
Maya soomalidu waxay tidhaa isku dayasho damac male markaa waxa lagu jeedi nayaa indhaha shacabka waayo waxa si tartiiba khariidad caalamaka ugasii baxay sa wixii soomaliya la odhan jiray waanan kufarx sanahay
End of conversation
New conversation -
-
-
Thnx Mudane ,,,,
it's about time,,, no more Mushaar QOOTO QOOTO,,, - 1 more reply
New conversation -
-
-
Hadalka ficil raaci mudane, Marwalbana garabkaaga ayaa nahay dhamaan ardayda soomaaliyeed.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.