Mansha allah ra, isul wasaare runti waxa tahay nin dhalinyaro howlkar ah wadani ah aragti dheer shaqo yaqaan mudane hor usoco hada nahay dhalinta dalkan somaliya shaqadaada wa taagersanahay allaha kula garab galo NABAD IYO NOLOL#
-
-
- End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane raysal wasare ugu horeynti naftaada kabiloow dacadnimada dalka iyo dadka iyo diinta alle ooga baq wax walba aad sameneyso sababtoo ah aduunkani walaga tagayaa aqirana su'aal ayaa dad sugaysa hadan nahay dhalinta somaliyed waxan ubahi qabna somalia oo mar un isracday
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Runti Waxa tahay PM kaliya oo Rajadii Soo Celiyay Thanks for your efforts and I wish you More Successful and prosperity.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
AR KUWAAN XAFLAD BADNAA LACAGTII CANSHUURTA AYAA DIB U CUNAY JIDASKIINA WAA DUMEEN ILAAHOW KU WAAN UMADAADA A QABO ADIGAA AWOOD LEHW
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane R/w Kheyre. Shaqaalahaas Dowlada immisa ayaa G Sh Hoose Qaasatan Magaalada
#Markacadeey ka joogta? Ama Gobolkaas waad iska iibiseen?Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Khayrlaawe Ninkii Qalbidhagax Dhiibey Laguma Waalin ...
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wali waxaad taagan tahay Muqdisho. Isku day inaad horay u socotaan. Waqti badan ay Muqdisho lumisay. Isku day Soomaaliya waa wayn tahay. Shaqaalaha rayidka ma meel walba ay joogaan.
-
Shaqo wacan mudane allaha kula garab galo hadal yar iyo howl badan
End of conversation
New conversation -
-
-
arinkaa waan ka soo hor jredaa sababta oo ah waxa fiica shaqaale badan oo tayo fiican
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mashaa allah rá; salwasaare wadadii baraaraha ayaa iimuqata
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah rausll wasaarw
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul iyo gobanimo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maanshalaah nabad iyo nolol mudane khayre jazakalah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Still Dhalinyaradaaa oo lagu Sheego Face One or Dhalinyaradaaa Raisul wasaare Kheere Shaqaaleesiiyay Runti waxa loo baahanyahay PM In He'ayadaha dowlada loo kala qeeybiyo maxa yeelay adi ayee Xafiiskaaga ka Soo baxeen waxi PM oo Sheegane Was Sharci
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mida kale Mudane Raisul wasaare Kheere waxa jiray dhalinyaro aad u balanqaaday in ay Gobolka Benadir ka Shaqaaleesiineso xaflad Royal palace ka dhacday Maalinta Dhalinyaro aduunka oo Runti aad iyo aad loogu Riyaaqay iyo Kasbashada Qalbiga Kumanaan Dhalinyaro oo oo Rajo bel ahayen
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah mudane Raisul wasaare Runti waa wax wanaagsani in latayeeyo Shaqaalaha Tirakoobna lagu Sameeyo Waa kaaga mahadcelineenaa Dadaalka Dheeraadka aadku bixineeso u adeegida Umada Soomaliyeed.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
I wonder how people work officially while alshabab is still there
I would like to help my people in the future in sha Allah!Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.