#NabadIyoNolol haguuleysato no more 70 jir baraf kaso cararay
-
-
-
Oo Farmaajo iyo Kheyre miyaa dalka joogayne waa adigaa leh 'baraf kasoo cararay'?
-
Maya sxb lkn waa dad horay usocda doodmaa kaqabtaa ? What is ur point ?
-
Waa dad horay uscda aa? He’s point is clear though
End of conversation
New conversation -
-
-
Haa wuu jira shacab jacel dowladooda lkin lama haayo Dowlad Jacel shacabkeeda
@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Lacagtii Canshuurta Gobolka Banaadir waxaad ku bixisay laaluush, halkii amniga Muqdisho lagu sugi lahaa oo dub loogu celin lahaa Magaalada Muqdisho. Waxaa hubanti ah in aysan Soma Oil & Gas kugu dul heyn karin kursi Somaliyeed & xilka. Dilaal shisheeye u shaqeeya ayaad tahay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aniga waxaan arkaa RW niyad jabsan, fashilmay, jidad maran dhex lugeynaya, waan joogaa muujinaya, balse lumiyey kalsonida shacabka, waxa kaliya ee u furan tahay is casilaad, Haddii aad ku adkeysato siyaasadda qar iska tuurka ahna Muqdisho dagaal ku celinayo.
#Somalia#Mogadishu - 1 more reply
New conversation -
-
-
Markuu xariif kasta luga baxsi iyo dharag dhacsi rabo waxaa la xiraa wadooyinka
-
Niyadjabka joojii somalia dadka u shaqeyneya ha ka eryine
-
Wllo adiga ma somali baad eheed?
-
Tweet unavailable
-
Shinneees wayee loool
End of conversation
New conversation -
-
-
Nabad & nolol waxan u arkaa ruwaayad dalkan in lagu dhaco la rabo. Maage Somali waa ku baratay. Ruwaayadina 3 sano kale ma sii socon doonto insha Allah
-
Hhhhh hhhh Riwaayd danbe ma jirto reer
#burbur_iyo_baaba
End of conversation
New conversation -
-
-
Wel done raysal wasaare. Hal talo ahna aan kugu darsadee, way qurux badnaan lahayd mararka qaar aad shacabkaaga arkaysid inaad gashatid dhar ka turjumaya shacbmimo. Khasab maaha markasta inaad suit ku taagnaatid.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dekedaha iyo badaha iibiya jawaari markuu idin ka qabtana mooshin keena kuwaan idin taagwersana qabiil ha idinku taageeraan ileen nationalism ma garanayaan ninkooda ku qabiilka ilaah kaga weyn hadhowna muraayadaha ayuu ka dalacdaa iyagoo ur badan
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mudane habeenkii uun maxad wax u kormeertaa? Ma nabadgelyo la’aanta baa u sabab ah? Taas maxay ka sheegeysaa waxqbadka dowladaada?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kormeerkaagu ugu dambeeyey weeye kkk
- 1 more reply
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.