mudane waad kumahadsantahy sida wacan oo aad noogu adege ilaahey indhaha dadka xun kuma tuso moshinkana How Allah hasiyo danley 

-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Raysal Wasaare , waxaaba kamudan wasaaradahaan Wasaaradda Waxbarashada , musuq fara badan ayaa kajira , minxooyin laqeybsanayo, qaar laqaraabo kiishay, haddana Imtixaankii baaba soo dhaw waxaana suurawda in lagato sidii aan horay unaqaannay, marka wasaaraddaa naga adkee.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maantay isgooyska banadir ilaa soobe waxay u xirneyd wasaarada arimaha dibada ayaad boo qaneysay miyaa ? Xamar goorme sidaan ka baxeysa ?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
shaqa wanaagsan ayaad qabay lkn ilaa iyo iminka maheyno laxisaabtan dhaba iyo masuul ku adeysan musuq maasuq oo la maxkamadeyay ama xil looga qaaday. marka la xisaabtanku yow noqan haley arko inan wareegaayo wazaaradaha
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ninkii seexda sicii dibi dhal! Hadaan xisaab lisla daba joogin dhibato yaa imaneysa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha,Allah Masuul waliga nolow
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Msha allh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Isla xisaabtanku Wuxu hormud uu yhy hormarka iyo wadshaqeynta wan wax lo bahan yhy Mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
The most corrupted Govt ever had in Somalia and Mr PM you are talking about monitoring for gods sake be silent or clean up you mess
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
R/wasaare dalkeena waxaa la haray isla xisaabtan la'aan ee saas uwad walibana sii laba jibaar isla xisaantanka.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ee Habsami U Socodka Hoowlaha
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah Mudane Raisul wasaare Booqashada aad Ku tagtay Wasaaradaha waxay qeeyb ka tahay HUFNAANTA I YO ISLAXISAABTANKA. Runti Mudane Raisul wasaare Taa waxay dhiiri galineesaaa Hoolwadeenada kala Duwan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
#Jawaari iga fiiji waay kheeyr masuul kasoo haray#Damajadiid ninkaas lacaga badan ayuu ka cunay emirate.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaan bogaadinayaa.wax qabadka.xukuumada.Reysalwaasarah.iyo dhamaan dowlada nabad iyo nolol.waxaan kashaqaynayaa. Sidii mardame loosoodoran lahaa.xumadan tayada leh . insha allaah Raysalwasaare waxaan leeyahay laban laab shaqada.dal iyo debeda ah. Dr Mohamed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
masha alaaaaah mudane raysal wasaaare inta aad xafiiska noo joogtey waxan dareenay inaaanu weli leeenahay rajo iyo dad noo daqnada#SomaliPM
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha Allah guul iyo gobanimo Somaliya hanoolaato
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
islaxisaabtanka waa muhiim mudane halkaa ka wad shaqada aad umada uhayso inshaa allaah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane raysal wasre waxa laga rapa in a si xush maad leh in dhaln yarada somaliyeed mel kasto ay ka jogan somaliya in shaqoyin si sid si xush mad leh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.