Imaaraadku waa cadowga 1-aad ee soomaliya ilahay haa naga qabo Kolay maalin Un waan ku gumeesan doonaaye
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
UAE waxay Soomaalida ka dhex wadaa qaybi oo xukun, raalina kama aha in ay arkaan dowlad Soomaaliyeed oo xoog leh oo danaheedka ka adag ,xataa waxaan ognahay sadex ka mid ah maamul goboleedyada oo ay gaadhiid dagaal ,saanad ciidan iyo dhaqaaleba siiyaan si ay dowlada u diidaan.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane, carabtu khair ma laha, don’t trust them. Ka ilaali waddankeena.. waxa ka buuxa xaasidnimo iyo xumaan.. halku jooga madaxweynahoodo or madaxweyne ku xigeenku? Who the fuck is this guy? Waa kuma ninkaasi? waa maxay soo dhaweynta daciifka ah?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Instead to visit Dubai it's better to go Ankara there is a real brother
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane, marka hore mahadsanid. Marka labaad sotii la lahaa UAE waa dad xun oo yaanay wax idiin dhisin soo adigan adba u tagay oo wax soo weydiisanaya. Maxa qaldan, mudane?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Show UAE the power of Somali people and don't forget to remind UAE that we used to feed them. Long Life Somalia
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
hhhhhhh wasiirka tamarta iyo warshadaha miyaa kusoo dhaweeyey waanad ku faraxsan tahay bilaa calayka hoos baad noodhigtay iskasoo noqo
#somalipmThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Wazir meel inaga saar UAE, oo faragelinta ha inaga daayeen si xiriirkeenna u wanaagsanaado.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Inaysan wanaag LA Rabin waxaa cadeynaya qaabka ay u soo dhaweeyeen always Somali leadership are cheap
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilmaha hindia
waa cadowga 1 aad ee somalia
xuduudkooda soo bar in ay fara galinta iyo qeyqeybinta ka dayaan dhulkeena
ciyaalkeenana yaman aysen u adeegsan nacalad haku dhacdo waa cadowThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane waxaa ficnayd in aadan so qorin so dhawayn tada qof labah dilaayo hadane ku fanaayo majiro UAE waa ilmo ibliis illhay ayaa ku diray islamka lkn siyasada waa shaqo shaytaan walaal mataqaan waa tanaysi hadii ay illhay yaqanan wadanka dhibka hano ka dhafaanpic.twitter.com/BOPYbTehar
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
guuuleyso mas'uuul nabad iyo nolol waana naga ilaaliya hee dadkaas waa yaxaasee

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Instead of going to UAE you should’ve gone Turkey Never trust those Usa puppets They are like snakes might smile to your face but will bite from back Watch and see there next move towards Somalia They are all controlled by israel if i ever get chance I’ll burn them all i hate Dem
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Taas ayan u aqan siyasadi ugu fiicneed ee ay qabato dowlad samaliyeed, shaqo wacan iyo xariir wanagsan aya ka rajeyneyna UAE& somalia
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
SomGas ?? Waa maxay ujeedada safarka ee aan la iclaamin Iyo sababta wasirka tamarta kuso dhaweyey!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ar ma qaraab doonateen ıdınkana?

-
Shaxaadkii baa la raadsadey hhhhh dadka bahasha go iyo shaati baa loo galiya iyadoo qayaxaana halkan keeneysaa mxey tahey
End of conversation
New conversation -
-
-
Waxa ii muqata in kala jabkii iyo qayb san kii ugu weyna u ku yimid xukuumada
@TheVillaSomalia maah-maah somali ah ayaa pdhan jirtay "labadii xaqdaro ki heshiiyaa xaqay isku laayaan " Waxaan hubaan in xukuumada@TheVillaSomalia wakhtigeedii dhamaday -
??!!??!
End of conversation
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.