Insha allh wnu ka adkaan doonaa cadowga soomaliya
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Malin walba tacsi miyad direysaa ragii aad mesha Ku soo xaresataan ba is qarxiyey oo weraraya aqalka qaranka war sidaan wax ka badala
-
Sidanoo kale loolama had lo waalidkaa
-
Rayi geyga xor ban u ahay
End of conversation
New conversation -
-
-
Tacsi ciidamada Soomaaliyeed ee u taagan badbaadin shacabka iyo carada Soomaaliyeed. Najadii Firdowsa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
What about the shacab that were killed too? You're not going to tacsiyen about it?pic.twitter.com/mm4csvTsOm
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa in aan loo ogalaan qofna in aanu kaxaysan gaadhi aan ku qornayn waayo waxa shacab iyo dawlada lagu dhibaateeyo waa gadiidka kaantarooladu marka ay badhayaan gadiidka waa inay heleyaan xogtiisa oo dhamaystiran
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane awoodiina weerarka wax ku dara oo nimanka meel walba ay fadhiyaan ha loogu tago
#Somalia -
Hello
End of conversation
New conversation -
-
-
Ilahay ha unaxariisto dhamaan Askartii iyo shacabkii ku geeriyooday qaraxii Madaxtooyada.
-
Something needs to be done seems like these checkpoints soldiers are sitting ducks we need to search house to house and be offensive not defensive!!!
End of conversation
New conversation -
-
-
Mudane resulwasare wa Arin aad u xanuun badan in dowladu ka faidesan weysay qiradi shacabka xasuuqi 14 OKT kadib waxey dowlada isku xeyndhabtay halisyo khayaali ayada oo mucaradka u aragta in ey ka halis badan yahiin shabab tusaale werarki
#cabdiraxmaancabdishakur -
Mucaaradku inay dawlad khatar ku jirta ku mashquuliyaan siyaasado mansab iyo manfac lagu raadinayo ma saxbaa?
End of conversation
New conversation -
-
-
Waan ka adkaan doonaaa ilaa goorma?
-
Xilligii aad bilaawdid inaan lashaqayso hay adaha amniga
End of conversation
New conversation -
-
-
allah ha unaxariisto dhamaan dadkii shaley ku dhintey weerarkii shaley
-
Ilahay haa u naxariisto
End of conversation
New conversation -
-
-
Waa inaadna fal celin degdeg ah ka bixisaan marka ay wax sameeyaan, niyad jab ayey shacabka Ku tahay dowladaana raali ka ah ayey is dhahayaan waayo qarax ayaa dhaca fal cellinna lagama sameeyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mundane ra'iisal wasaare khayre waxaa haboon inaad qorshe sameysaan oo aad kusoo afjartaan mashruucaan dilalka iyo qaraxyada ah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Soomaalia mar ayey soomalia ahayd hada ma ahan sideedii hore.Waa suurta gal hoogmiyayaal adinka idin kafican in ay haysatay iyo bulsho fcn anaga qabiilbaa nabarteen. Xaqiiqadi madhihi karo Jaalle siyaad madaxwayne kafican aya somalia soo marey mana uqalantid adiga.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.