Allaha u naxariisto dadkii ku shahiiday qaraxyadii dhacay.


Horomarka ciidamada XDSpic.twitter.com/cRWu016wP2
You can add location information to your Tweets, such as your city or precise location, from the web and via third-party applications. You always have the option to delete your Tweet location history. Learn more
Allaha u naxariisto dadkii ku shahiiday qaraxyadii dhacay.


Horomarka ciidamada XDSpic.twitter.com/cRWu016wP2
PM Ma u tacsiyaysay dadkii ku dhintay qaraxii shalay?
Walaalaha kaliya ee aan leenahey turkiga, inkastoo muqdisho isku koobeen haddana waa soo dhaweeneynaa, hormarka soomaaliyeed anagana waa keena waa ku faraxsanahey.
Wanku Faraxsanahay ee Inoo sameeya Xulufo aan inagu danaysaneen ookaliya ee Danaheenu U yihiin dan.. Teenana Marwalba Qiimeeya Hormarinaya
Waa arin aad iyo loogu farxo Mudane Raisul wasaare. waxaan idin rajaynayaa Horusocod wanaagsan. Nabad iyo Nolol
wada shen waa arin
Waxaad, tahay raisal wasaare qaali ah inta soo martay dalka. Laakiin dadkii baa buka aan caafimaad qabin,Illaah baan kaaga rajaynaayaa in uu isbadal kheyr qaba-ama Nasri Kheyr Qaba uu Eebbe noo keeno oo Dalka Somalia oo Idil.Ameen.
maasha alllah waxaan rajaynayaah in wax walba ay guul kudhamaadaaan
Turkiya waxay inoo muujiyeen walaltinimo dhab ah sxbtinimo dhab ah khasatan waqtigan daruufaha adag ku jiro dalkeena Way mahadsanyihiin turkey
Mudane raisal wasare wan kaga hambalyaynayaa shaqada aad inoo haysa hadan nahay umadda soomaaliyeed.
@NabadiyoNolol
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.