Hadii uyahay page ka rasmiga ah ee RW kheyr.
Hadal badan haani ma buuxsho ee Twitterada wasaradaha wax ka bedel oo afka hooyo haku hadlaan.
@TheVillaSomalia
@SomaliPM
#Soomalinimo
#Afkahooyouhiili
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane Afafka kalena Xukumadada qorshaha ma.ugu jira inay qoran
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sido kle hamplyo mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hamplayo hamplayo hamplayo dadkeykow Wlh mudane wn ku ku han weynahay, ha noqon kuwii ka horeyay oo an ila iyo Hada nacalatno seythy uga so bax waxan ku idmanay, waxana ku han weynahay inaad ka so bixi dontid ilahna ha ku ku hagajiyo xaqa mudane salamad
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha alah hambalyo hambalyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Afka hooyo qofna ma daneyneyso qofwalba luqad qalaad uu ku hadlaa ka bilaaw hayaddaha fulinta kuwa Shari dejinta iyo shaman dowlada Maxaa Keenay mudane Rw in afsoomaaliga la yaso mise qorsha kuma jirto luqada soomaaliga #nabad#nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
hambalyo ayaanu leenahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hambayo malinta afka hooyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane reysul wasaare aawday cadaaladii 1000 kunkii shaqaale mushaarkoda 1bil ayaa ladhiibay gudomiye (taabit) ayaana baxshay 2bil ayaa hartay aawday mise waalacunay ?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waa in uu af soomaaligu noqdaa mid lagu shaqeeyo xarumaha dawlada dhamaantood waayo afkeeni majiro afkale ay somalidy leedahay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
AFkaagu waa Aqoonsigaaga.mudane waxaan ka xumahay in siyaasiyiinta oo dhan iyo waxgaradka badankooda in ku faanayaan afka inglish oo afkii hoyo meesh laga saarey .waa waxyaabah ugu waaweyn ay dowaldu ku qaldantahay afkii oolagtagay iyo basborda ajnabig oobasborkeni qaymo dilay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa arin wanaagsan in la xuso afka Soomaliga, mudane waxaan dowladaada ka codsanayaa in aad dib u howlgalisaan iskooladii hore, manaahij waxbarashana ay dowladu dejiso. Luqada soomaligana caruurta wax lagu baro. Maalin ayaa la is xisaabin.
@mohamoudgaildonThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha alla
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Jaale R/W Kheyre. Arinta bariga dhexe ayay Mareysaa, hadii ay Rumoowdo arinta Miidiyaha ku Jirta, oo aad Adigu kusoo SAXIIXDEY DPW Dubai, waxaadna noqon doontaa, R/Wasaarihii DADAKA SOOMAALIYEED AY hiigsanayeen ee lakiin, QAYAANEY;
-
1/2 waxaa kasii darnaa neysa, hadii uu kula ogaa. Madaxweene
@M_Farmaajo oo macna heedu tahay labadiinuba Dariishada ayaad ka Baxeysaan; Maah Maah, " Waxaad ku ciyaareysid ku ciyaar, Wixii Aabaha ka weeyn haku Ciyaarin" 19% Etiopia. Soomaali ma maqli karto, Ogoow!
End of conversation
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.