Runtii waxaad muddan tahay amaan iyo boogaadin howlaha culculus ee muddadii yarayd ku qabatay. Koleey Soomaali baan nahay amaan haynaga sugin. Aĺla ha idinla garab galo inta dhiman.
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
For the first time in decades, we are witnessing regaining of our lost nationhood and dignity. Surely, Somali Nationals are truly appreciating govt’s efforts to bring back law and order and strengthening of state institutions for effective service delivery. Thanks PM Kheire
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
http://Mr.PM waxaa jira Somali badan oo ku kadeedan dalka gusahiisa , Qaatirna ka tagaan Shabab indhaha miyaad ka daboolanaysaan oo waxaa ka fudud baad arkaysaan
-
Waxaa haboon wax kastoo wanaag ah in lagu taageero wax hal mar ma la wada qaban karo ma waxaa leedahay ha la iska dhaafo kuwa ku dhibateysan dalka dibadiisa ee kuwa wadanka ku dhibateysan wax ha loo qabto ahmed waan kugu dhaliilayaa taa
End of conversation
New conversation -
-
-
msha allah waa arin farxad iyo yidiilo galinaysa quluubteena allow noosiyaadi nabada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shacabka Somaliyeed waxay muddo 40 sano ka badan ku nool yihiin xaalad rajo xumo ah. Taasoo sababtay dagaal sokeeye, kala tag, ka hayaamid dhulka hooyo. Ilaa hadana ma muqato cid rajo wanaag&kalsooni usoo celin karta. Boqolaal ayaa maalin walba ka hayaanta dalka, naftooda halaaga
-
Farmajo iyo xukumada kheyre wa waddann......Quruuux ayan ka arka somalia......viva farmajo and kheyre
End of conversation
New conversation -
-
-
With respect to you mr. PM, This issue needs a groundbreaking solution to stop the follow of
#Migration like increased job opportunity access to secure human dignity. Guess only less than 20 persons accepted the repatriation process from Libya despite the brutality of smugglers. -
Nice shot
End of conversation
New conversation -
-
-
masha Allah mudane raiisulwasare Hasan Ali kheyre NABAD IYO NOLOL halkaa kasii wad dadaalka aad u hayso dhibanayaasha
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allh allaha idin lagarabgalo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shaqo fiican aad umada uhaysaan eebe ha idinla garab galo nabad Iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mashaaa allah waa wax lagu farxo mar haday madaxdu leeyihiin taladiinaan ubaahanahay Anigu waxaan odhan lahaaa bilicda magaalada aad ha looga shaqeeyo sidoo kale hala xoojo hana lawada helo dakhliga dawladaha hoose si loo xoojo dib udhiska magaalada
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha Allah waa wax lagu farxo alle nabad iyo nolol fiican hana siiyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Haa lkn si ay kuwa kale ugu soo daydaan dadka wax ha loo qabto shaqana ha loo abuuro
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
waad keenteene maxaad uqabaneesiin magac kaliya ayaad ku raadsanesiin allow madax cadaalada nasii
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Keep going mr khayre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shacabka dalka ayey ka cararayaan, amni xumo, colaad, faqri iyo gaajo darteed. Been badanaa ninku! Waad waxaad sheegto ha waayin warkiisa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dhuxulow ma safar dowladeed buu ku socdaa mase mid qabiil Kheyre ogow waxa aad sameynayso in lagula socdo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.