Waxaan leehay dhamaan tood shaqo wacan oo wangsan
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allh waxan Taliyaasha soo magacaabay waxan Hambalyo @ rajo weyn baan kaqabaa in dadka soomaaliyeed sifican ay ushaqeydoonaan Guul iyo gomanimo aya kugu ogahay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
hambalyo alla ha ufududeeyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
MEESHA ISAGA TAG TOLKAA WEY KU DHIBSADEEN WAX MATARAYOHOW AAN TABARTA LAHEYN
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane PM waxaad soo celisay rajadi C.Asluubta Soomaaliyeed oo 1sanno dib udhacay waxaana kuu rajaynayaa Allaah inuu kugu Abaal mariyo Janatul Fardowso
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
taliyaasha la magacaabay waa kuwo lagu raaligelinaa beelo waayo cudurka gala fardaha hadii laga gubo dameeraha wax lama qaban
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Sidas weye
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
noolow khayre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hnblyo

Thanks pm of somalia . aad ayaan u soo dhawaynaynaa. Taliyaasha cusub . shacabkuna waa la shaqaynayaa dawlada somaliya qaybeheeda kala duwan . nolosheena ayaa ku tiirsan dawlada. Dhanka amniga iyo sharaftayada . hanoolaato somaliya madaxdeena hala garab istaago.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa hadii ciidanka lasiiyo mushaar kufilan madaxda iyo ciidanka waxeey horseedi doonaan hormar iyo barwaaqo insha Allh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hanbalyo ayaan lenahay horay halo socdo Nabad iyo Nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahadsanid mundane Guul ayaan u rajaynayaa in nabad galyo wanaagsan lahelo dhibaatada nadaashatayna naga hadhaan eebe kabaryeynaa waxkasta oo aad fadkiina iyo dalkiina uqabanaysaan daacad haydin ka ahaato illaahayna talo saarsada waad guulaysanaysaan insha allaah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
dowlad waligey waxay ii qabatay ma arkin dowlad kulahaa wax barasho waliged igma bixin cafimaad ima fidin tanaa dowalad ma.ahn nin waliba kursigiisa udaran xiliga waqtigiisa udhamaadane awalba diba ka yimide dibadiisa ulaabana dadka dhinta dhaawacma rafaada waa anaga ku nool dalk
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
#WAAN SOO DHAWAYNAYAA MAGAACABISTA TALIYEYAASHA NABAD SUGIDA DALKA. WAXAAN DHISAN KARNAA AMNIGA DALKEENA ANAGOO XOOGA SAARAYNA ILAALINTA XUDUUDAHEENA#NabadiyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.