Meeqo madaxwayne aa meesha isugu tagtay Allaw soomaali iimaanka u daji. Wali waxaan leenahay rajo in laga bixi doono Calamada farahabadan iyo madaxwenayaasha kuduuduuban ee dhexyaala wadankeena.
-
-
-
Kursigaasan caashaqay Maddaxweyne kol I dhaha Madaxweyne igu wada Burùuruf
-
Ummada horey ayey u dhaqaaqday ee jooji hadalka dibjirnimada ah! Xagee laga yimid? Xageese loo socdaa?
-
Ayaad taqaan iyo maxaad taqaan keebaad jeclaan lahayd. Haddii aad tahay dadka jecel ayaad taqaan isku mowjad kama hadleyno. Ee markaan geela horeyno goroyo hees ha u qaadin.
-
Meeshaa kahadlaayo iyo meeshoo u jeediye ma islahan Hormarka aduunka gaaray waa midkan lajeclahay wadankeega
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wan so dhaweyneyna shirkas haduna nahay shacabka somaliyed
- 1 more reply
New conversation -
-
-
nabad iyo nolal somalia horey usocota.
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Shir amni oo la qabto kaliya kama tarjumayso nabadaynta iyo xasilinta dalka, waxaa muhiim in ficil dhab ah loo qaado nabadda iyo xasilinta. Al shabaab, muddo 10 sano ku dhow ayay dagaalamaan, rasaastooduna ma dhamaato waa mashruuc aan dhammaad lahayn.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waqti walbo shirbaa laqabtaa qodobo xasaasiya Ayaa laga hadla hadane waxa ey u muqtaa in wali wax isbadal eh muqan xalad walbo aad aburtaan iyo shirwalbo oo ad qabtan waxba aminga siyasada sokabashada dhaqale shaqa aburka mel walbo aad kafirisaan waxba iskama badaln!


Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Been baad noo sheegeysaan
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Ilaahi ha idin ku garab galo (Aamiin)
- 1 more reply
New conversation -
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.