U sheeg Minister Beileh in uuna shaqaaleyn oo kaliya reerkiisa iyo reerkaaga. Wax qarsoon ma jiraan. Ceeb Allaha asturo
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mudane guuleyso adiga iyo dawladada inshaa Allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maasha alah raisu wasaaraha allah kula garabgalo anugu wax ani nahay had iyo jeeraale.ku garabtaagan waahadii aad ilaah leedahay oo aadan waxba qiyaameyn lkn iska ilaali wax ay kukicikaraan bulshadeenna somaliyeed be raiisul wasare asc
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mash'allaah PM kheyre waxaan kuugu dhiiri galinayaa kuuguna hambalyeynayaa gudashada waajibka qaran iyo tayenta Shaqaalaha Dowlada, kuwaas oo muhiim u ah in aan gaarno halkii aan hiigsaneynay oo ah in aan dib u helno Qaranimadeyni aan weynay 27 sano kahor
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Meel gaadhi maysaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@M_Farmaajo@SomaliPM. Dhalinta soomaliyeed waxaad ugaysateen waa dhiilo colaad oo Aad u kulul.. shaqa ayaa imtixaan u gala. 78% Ayaan keena.. 58% Ayaa la qaata. Ilaahy idinku cadaab beenta aad inoo sheegtaan..Mana ihi dolwad diide Ee waxaan ahay dulmi diideThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Dowladaan waxaba dhaama hay adaha UN oo dadka gudaha shaqaleeysiiya war qurba joogta xagga iska dhiga ee shaqaaleysiiya dadka gudaha oo Tababara u qaada siminaarro Sida dowladaha aduunka oo dowlad wada jamiciya majirtee dadka dugsiyada sare kasoobaxay shaqa siiyo inaad tabartaan
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Soomaaliya waxaan u jeedaa hadii Allaah uu idmo dawladeyda isku aragti ay ka Noqdaan horumarinta Aqoonta iyo tayeynta beeraha iyo xirfadaha kala gadisan ee laga abuuri karo.dalkeyga hadii la helo dalkeyga uu tagey oo talaabsadey guul

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
RW: Guulayso shaqo adag ayaad u haysa dalkan qaribna muddo badan adi iyo intii dalkan inuu hagaago rabo alle garabkina ha galo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
wa hdaf iyo horumar hori lo qaday wxaan ka rajenena talapo midan ka ficn in la qaado
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Marka dawladu waa iney maxkamadii distoorigaa la helaa... Horumarka runtaa ihi waa. Sharcuga iyo kala danbeynta Mudnaanta koowaad dawladu hasiiso? O yaan qofwalba dhankuu ushaqeyn.Mashaakilka maxkamada muqdishuu ka jir dawladu yey iska indhotirin ee sharciga dalka hagajiyo?
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
madaxwayne 2020 jaaale qeeere

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guulayso Mudane RW Howsha culis ee aad qaranka u Hayso Taariikhdaa Ku xusi Doonta
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wadanka xal uma ah shaqaleysiinta dhowr qof e wxa lo bahan yahy in umada wqx loo qabto
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
masha allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waan hubaa in fikirkaas dhab kaa yahay, waayo si iican ayaan kuu garanaynaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabda iyo nolal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane RAYSUL WASAARE waa in aysan Noqon arinta mid Afka oo kali ah ee waa in ay jirtaa Talaabada in Horay loo Qaado siloo Gaaro Horumarka umada Soomaaliyeed Nabad iyo Nolal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waaa shaqo aad u wangsan Mudne Resulwazare waxaa wangsan in shaqalaha dowlada bishiiba mar llo diro simaro si ay aqontoda sara ogu kacdo dalkana wax ogu qabtaan
@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.