Mudane raisal wasaare aad iyo aad baan igu mahadasantihiin howsha adag oo aad qabateeen.. waana howsha sidoo kale ayey shacabkaan daalan idin karabaan waa laba laabtaan!
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
RasulWasare Waad ku Mahadsan Tahay Talaabo Kasta oo ah Samo Bixin, oo Dowladdda aad Madaxda u Tahay u Qaado. Waad ku Dhiiratay Ficilkaan. Ogow sidoo kale in laga Rabo inaad iyana ku Dhiirato inaad Samo Bixiso Dhalinta Dalka Joogta, loohelo hanan xisilon, Qabilna ka maran,GulSom
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Howl wacan, alle garabkiina ha galo, inta dhiman ee daafaha caalaka ku dacdareysan oo dhainteena soomaaliyeed ah wxn rajeyna iney dib xurayadooda dib u heli doonaan, Xukuumadaan waxaan naaneys dhihi lahaa XURİYA DOON
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane raisul wasaare waa ku mahadsantahay Ilaahey ajar halaa siiyo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Wasiir Yusuf Garad ayaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa howshatan wax badan ka soo qabtey si gaar ah iyo si guud dowlada Soomaaliya
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Mansha'Allah Hool wacan
#Alle ajir ha idin ka siiyo waajib aad ka soo dhalaasheen waaye#Ehelkooda & dhmt soomali baad ka farxideenThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa guuul mudane garabkaaga allaha galo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Why are you jelous of King Taabit?
-
And tell me why exactly he would be jealous of him?
both of them are kings and trying to help our youth is that a bad thing? -
I tell you why since your a cousin of Kheyre and acting ignorant; Your guy wants to take top seat and hence the consistent disrespect toewards Farmaajo who has no idea (Voodoo). Mr ex Shabab boy SomOil is a froeign agent here to loot our wealth
-
The pot calling the kettle black comes to mind Mr Voice of Thabit
cos you accused Rushda of being the cousin of Kheyre, I wonder why you blatantly supporting Thabit? is he your cousin or same tribe or maybe both? At least she showed respect towards Thabit unlike you 
End of conversation
New conversation -
-
-
Maasha allaah ra iisul wasaare waxan ilaahay kaaga baryaayaa wax walbo inay kuu fududaadaan inshaa allaah yaa rabi ufududeey amiin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
مبروك مبروك Waad ku mahad santihiin dadalka aad umada soomaliyet aad kubixineyasin جساك الله خير
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa arin fcn guuleyso mudane hore u soco
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Guul baan idin rajeeynaa inshaa allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
masha Allah allaha noxafido doladena iyo madaxdedaba
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mahadsanit mudane hassan ali kheyre
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.