Cajib, dowladada ku dhisan musuq foolxumo badan oo layiraado 4.5. Bakhtiga cuni mayno laakiin fuudkiisaan cabeynaa wax aad isku heleysid maaha. U ogolow in gobolada iyo dagaanada Shabelada Hoose ay iyagu isku taliyaan. Ka gudub siyaasadan ku saleysan Mudug.
-
-
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Alle hakula garab galo dadaalkaga anaga kaliya waxaa ino furan inan madaxdena uduceyno
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waad Haysaan Wadadii Guusha Haddi Lala dagaalamo MusuqMaasuqa ama layareeyo waxa La helayaa Amni Cafimaad Horumar dhaqaale
#NabadIyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane, waa suaalee, UAE iyo dadka kasoo horjeeda dawladeen quruxda ee mustaqbalku ka muuqdo carqaladeyn raba NAGA QABO OO NAGA QABO
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Inshallah waa laqabana waxbadan
#Nabadiyonolal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Tiir ka mid ah tiirarka Soomaaliya dib u sixi kara oo amniga iyo horumar kaleba ku tiirsan yihiin waa caddaaladda. Caddaaladduna ma ahan keliya marka maxkamadaha la joogo ee qura ee waxay ka billaabataa dadka masuuliyadda loo dhiibayo. Haddii aan la sixinna horumar ma dhawa.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha Allah guul iyo gobanimo Somaliya hanoolaato, lkn mudane please nagasaara qolada xun oo siineysa lacagta kuwa dalkoda iyo dadkodaba hunguriga dhafsada, u what I mean mudane, please,
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Keep moving inshallah we will win the war against terrorism corruption
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aqool xumo Abaar ka daran# Jeeb buuxsi Maya! Maya !
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane yaan lagaa ilduufin xaqiiqada dhibta ugu weyn ee dalkeenna, Soomaaliya taal waa CADDAALAD LA'AAN. MEEL AYSAN JIRIN QAADIYO SHARCIGA DHAWRO, HAWLWADEENNO,, CIIDAAN FULIYA CADAALADA IYO ADEEGA KALE EE ASAASIGA AH, HA SUGIN AMNI & HORUMARBA,
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Somalia
horay ayay u dhaqaqday dibna loo noqon mayo insha allah guul iyo gobonimo nabad iyo nololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
War dawladan xitaa uma eeka half iyo half powerku, khayre ayaa meeshani mamulo xitaa fahad yasin juq ma oran karo. Farmajo uma hiilin JUXA sida aad adigu uu hiilaysa ina adeerkaga oo ay juxa isku dhaceen. Wallahi im very disappointed
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waryaa kheyre, HG sidee uu sin karta cidaanka xooga, arimaha gudaha, iyo guddiga dasturka, caadi ma tihid wallahi. War waxasi waa cadalad daro wayn aad ku kacday ooo aad ka shalayn doontid mustaqbalka. Farmajana waa wax iska hurdo wuxu ku maqan yahay xaflado iyo igu sawir
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Si hormar loo helo waa in lala dagaalamaa musuqa..eexda .qabyaalda .nin jeclaysiga..iyada oo laraacayo fakar ka ah 1..yaa danta guud kashaqeynaya. 2..ya qabiil kafog 3..yaa qalbigiisu damiir kujiraa 4.yaa kala yaqaana xoolihiisa iyo xoolaha umada..
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
U can nothing from HG to give them this position. Mamul gobolkooda waxaa looga taliya hamar oo marki la doono la riddi karo. Dekeddo ma haystan hadi pl/jl/mogadishu laga xiro, hadi bakaraha laga xiro ganacsigooda ayaa meesha ka baxayo. Wax yar ba wax wayn laga dhigaya
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahadsanid RW
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.