Shalay waan ku tageersanayn maantana waan ku tageersanahay.
Rajo wayn baana kuu qabnaa Mudane Raisul wasaare @SomaliPM
-
New conversation
-
-
-
Laxniga aad hada tirisay wax qabad maahan ee waa uun hadal aad iskaga hadaaqday. So what about these: Qalbi Dhagax(Baarlamaankii oo idin ku cadeeyay in aad dastuurkii jebiseen), Xasuuqii Bariire(oo aad been ka sheegteen), Saddex dagaal la iclaamiyay(ilaa iyo haatan la qaadin).1/2
-
Xasilinta magaalada aad ku guul dareysataan oo weli qaraxyada ay laba jibaar noqdeen( Feb-December, 34 Qarax), weli jid cadayaasha ay xiran yihiin(balan qaadkii madaxweynaha oo uusan fulinin), Mareykan ka uu duqeyn dadkii ku xasuuqaya oo aydaan ka hadlin . 2/2
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Anagoo joogno sannad ka yar bay nan ka war hayn cidda maamusha ciidamada gudaha caasimadda jooga. Anagoo joogna sanad ka yar ban bilownay inaan Soomalida iibsano"Qalbi dhagax". Anagoo joogno sanad ka yar baan guri shacab saq dhexe ku weerarnay oo dilnay 6 wax magalbsato.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hawada
#Somalia hadaad la waregten maxaa Miisaniyada 2018 loogu soo dari waayey?Hawada Somalia waxaa maamusha ICAO, lagama hayo iney warejiyen, hadda waxaa shaqada Maamulka Hawada kasocotaa xafiiska Nairobi, lacagtana iyaga baa qaada.Can ICAO confirm your statement?#Somalilandpic.twitter.com/PHAUpXT5xN
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Wax la qabtay oo maanta la sheegi karo ma jiraan, xaqiiqada dalka gadaal baad u celiseen, musuq maasuqa iyo qabyaaladda waa sii xoogeysatay, ku tumashada sharciga, kala qeybinta shacabka intaa waad xoojiseen, waxaan rajeynayaa in aadan Mogadishu ku celin dagaal sokeeye .
-
I am sure you are beneficiary of Mahad salad and his like,
End of conversation
New conversation -
-
-
mahadasnd R.wasaare kheeyrban iidin rajeyneeynaa horay usocda
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
10 bilood kahor sheekadda waxay aheyd Ar Farmaajo/Kheyre iigeeye, 10 bilood kadib ar Farmaajo iyo Kheyre iga qariya!pic.twitter.com/tdaWUJ4ZVG
-


Mados you make laugh
End of conversation
New conversation -
-
-
Amniga ayaa wax ka qabanay ayaad tiri. War ciidamo oo dowladaada ka amar qaadanin oo dadka sida ay rabaan ka yeesha ayaa jooga ee Amni halkuu ka jiraa? 34 qarax ayaa on your watch dhacay, oo kii Zoobe ugu weynaa. weli wadooyinkii waa ay wada xiran yihiin.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Was hubaal inaad tihiin Daacad# Qiyaas inta shirqool oo Alle Naga badbaadiney!
☆
Allaha mahadleh hadan gaarey sanad waa guuleyseney^ ogow hal inta ay kaaga gooyaan lugooyo, markaad ka xishooto kaagama gooyaan markaad runta u sheegto ^.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Xakuumada Haatan jirto ee
#nabadiyonolol waxee ku amaanantahay dadaaladas muuqdo ay qabatay.. waxaa u rajeynayaa xukumadan in 2018 ay u istaagto amniga iyo dib u heshiisiinta.@SomaliPM waxa qabatay wax muuqdaThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aad iyo aad u mhdsnd mudane hambalyo hormar wacn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaan u rajeynaa hormar inta ka badan in sha allah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
mundane ra'isul wazare waa aragnaa waxqabadka xukuumada ay kuqabatay mudo sanad kayar waxaa idin leeyahay horo usocda nabad iyo nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.