masha allah guul iyo hormar doladena somaliyed u rajena #nabad iyo nolol
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane dalka jiilaal ayaa kusoo fool leh wali maan arag adinkoo ka baaraan dagaayo abaaraha bal arintaas dowladu xooga ha saarto wabigu waa guri karaa sidiii kal hore dhacday abaaraha dhulka xoolaha u roon ee cawska leh ceelal ka qoda oo Badget weyn haloo jaro Nabad iyo nolol
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Halkaa kasii wada daahfurnaantaa maaliyadu ee ku shaqeyso hada, insha allah guul wacan baan u rajenaya sanadkaan fowda nagu haya 2018.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ruuxa garaadka leh markuu maqlo erey waxa uu fahmaa erayo badan, Ruuxa garaadka lahi kama xumaado kuwa xuma jecel iney wax ka sheegaan, waxa uuse ka xumaadaa inuu goolkiisa gaari waayo ama shaqadiisa gudanwaayo.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Qofka sawir qaadaha ku ah ina iska buriso waaye sxb wlhi ma baadiya lug ooga keentay waxa xabadba qaadi mayaqaan nabe

Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aad baam kuugu bogadinaynaa mudane ilahay garabkaaga hagalo dhalinyarada soomaaliyeed waaku faraxsantahay howsha aad u hayso ilaa xaad wad namatashaa dhamaantayo waadna kuhaboontahay inaad na matasho mahadsanid mudane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hambalyo Mudane in aad kormeertay bangiga Dhexe waa waxaan ku himeenaa waqti hore waxaan rajeenayaa in uu jiro Hiigsi Jiro oo isbadal ka dhaco Banghiga waa rajada kaliya lagu heli karo isbadal dhab ah dhaqaalaha Soomaaliya between the line think and act properly
#NabadIyoNololThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
These are a great step needed as it will tie both the government and the public for their business dealings. Well done sir.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Just remember the Banking and financial sovereigns promised last 4 governments since President Abdullahi Yusuf, Be truth worthy please
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Nabad iyo Nolol
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Insha allaaaaah hormat weyn @love_you_our PM
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Masha Allah illahey hano barakeeyo madax deenana Allaha dhowro dacad kuwii ikuta Allaha kadhiko xilkoda
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Masha allah gulesta waligiin
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha Allah wa arin lagu farxo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
hormar wacan insha allaah somal
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane waxaan ku noolahay Cadaado oo aan lagaba aqoon lacag shilin Somali
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.