Sikastaba dad waxaa jira iska indha tira wax qabadka xukuumadada dhab ahaanti shacab somaliyeed waanku aaminsanahay lkn dadka daba dhilifka ah waa in aad naga qabataaa fadlan OUR PM
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Raysal wasaare dhiiga shacab ka , siyasiyiinta iyo dadka aan waxba galab san inaad bilaash ku daadisaa haduu kula saxsan yahay shacab kuna awood la'aan mahaysee ogow . Hadii aad qaran ka samaliya dumin rabtiina kayeli mayno .kawaan tow dhibidaiyo boobka shacab iyo siyaasiyiinta
-
Nin dalkiisa u duminaaya waddan kale oo qorshaba lahayn oo lacag soo qaatay somalina aan nabad iyo nolol la doonayn ayaad reer ku taageersantahay misaad WR dadbaad kaysay qofkasta oo laga kariwaayo aynu dawlad dhisano caddaaladda ayaa la marinayaa
End of conversation
New conversation -
-
-
Waa wil kunool konfarta somaalia. Mudane hambaliyo hambaliyopic.twitter.com/ATKgHyK0tC
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilahay haynila garabgalo mudane raysalwasaare Masakiinta iyo dadka bahiya gaarka qaba u naxariista waad gulaysan insha allh
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane waxba ha isdaalin musuq maasuqaan intuu socdo waxba toosi maayaan ileen dalka ayaa waxaan Ku jira dad qaa imiin ah oo aanan mudneen in loo dhiibo xilka qaran hadeynu nahy muwaadiniinta Somalia waanka soo horjeed naa dadka yaka ah kamana yeeeleyno musuq msuq
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Runtii hididiilo iyo hanasho dawlidnimo ayaa muuqata ilaaahy hakula garab galo dadaalka aad wadid
@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
@somalipm wxa tahay hogaaamiye Shacab noolowThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Qalbi dhagax away mudane deentu hanoo dambeysee
- 1 more reply
New conversation -
-
-
Guul iyo goba nimo mudane raizul wazare Xasan Ali qeyr
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Haaa run ilahy garb kaga ha galo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane plz qira hoolaha qaar in dowladii idinka horeysay libin xoog leh ka geysatay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Xukuumada adigu Ma lihid mudane. Hadalka toosi. Waxaad dhahdaa xukuumada aan hogaanka u ahay. Xukuumada qaranka ayaaleh. Fadlan ha isku koobin lahaan shaheeda. Mahadsanid
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
qabyo anagoo layaaban ayaa waxaa inoo yimid qoorgooye warheedhe nabadi meeday dayn ayey ka hadlyaa ma canshuurta ayaa ka door bideen dhiig joojinta mise waxeyba ku talo juraan aargoosi aan la ogeyn waxa uu yahay.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allah kuu aqbalo niyad-samida aad muujinayso!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Somaliya guuul iyo gobanimo insha alllah
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ku: Abdirahman Abdishakuur, waxaan ku oran lahaa Kubadda hoos u deji xawli haku Ciyaarin.Waayo dawladda sug Inta ay dhamaysanayso wakhtigeeda, waad aragtay in maanta ay hawaddii cirka la wareegtay.Jooji Hunu Hunu Hadal ma aha.
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.