Nabad iyo nolol
-
-
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Ilahey cadowga umada soomaliyeed ee islaamka ah ha jabiyo hana israciyo umadeena soomaliyeed r/wazare ilahey ha dhigo nin Salix ah cadil ah qabiil iyo khiyano allaha ha ka fogeeyo ducada badso iyo alle ka cabsi ga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Md raisalwasaare waxan ahay somali daggan muqdisho waxa s/afrika iga joga walaalkey o dhimirka la mana jiro cid kafaala qaaday daryeelkiisa wey igu adagtahay inan doono daruufo dhhaqaale iwm si naxariisleh waxan dowladeyda uga codsana in walaalkey laigu keno xamr maadaama qaxoti
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waxaan maqlay maah maah cusub oo dhaheesa fudeed badanaa maqoomkii farmaajaa. Sax miyaa mise leela maqlay
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mansha Allah khayre Waxaa tahay qayr Allah noo sop diray
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waa runtaa resulwasaare balse kuwa dalka jooga xabada ka daa oo ula dhaqan si sharaf leh si aan ugu soo noqono dalka
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Soomalia maa dawlad ayaa ka jirta Maxay dadka qaxoontiga aduunka ku ah Ee nabada ku nol ugu yeedhaysa Horta abniga waddanka dawladu ha sugato Umada somaliyed ee qurbaha ku noli markay arkan waddankii oo nabadi ka dhacaday Ayagaba dan usoo labanaye
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane raisulwasaare Qaaxooti hala so caliyo maxumee amankooda idinka miya damanaad qadaaya, kuwi dalka joogey Horta Amaan buuxa halo helo, kabacdi Qaxootiga Halasoceliyo
#SOMALIA HANOLAATO.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Maxaa idiin Ku qorshey sal markiilaga reebo umaxad elinta dowladaxa qaabilay qoxootiga somaliyed iyo hay'adaha kale
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Waad mahadsantahay mufane
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
hadi manta mamul kasto la yirahdo waad fasaxan tihin ee goosta, wallahi hal sano gudaheeda mamul kasto gudahisa bay isku cuni lahayeen, qabyaladu meel ay ku harto ma jirto, fadlan arintani ka hadalkee iska jir ama waxaa noqon doonta ninki somalida god geliye
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Even if we said today we let galmudug secede or puntland, the same clan dynamics will be present internally, they will see no threat 'externally' and will eventually view each other as threats and this is where the vicious clan war can happen in the future. Secession is not good
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Unfortunately, secession in the long-run is not good for any region, becuz clan dynamics will shift internally within the clan because clan has no end, it just changes depending on the situation but it continues to spiral in any direction up or down or sideways
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
SL issue is a nasty problem, even if we let them go, what's going to stop them from killing each other in the future like south sudan? after-all they are only united because of 'somalia hate' if somalia isn't in the picture, what will keep them united? its recipe for disaster
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Be very careful of the SL situation. I think it's best they are spoken to after Somalia is resolved or else the odds may go into their favor. If Somalia is at peace they have no 'ammo' to feed their people or INTL community on not rejoining the republic!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
I support evenly balanced regions so no region feels threatened by their neighbor. Even the situation in SL is troublesome, Apart from Burco-Half erigavo, the rest of that zone is 80% puntlander tribes. This is honest assessment. The SNM tribe want more then they can chew
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
U have to do something about PL/SL issue. Galkayo illa Erigavo Illa Buhodle Illa Las anod iyo inta uu dhaxaysa ma noqon karto hal mamul sababto ah halkas beel wuxu ka awood badnan doona inta yar jogta hargeisa illa burco iyo awdal. Somethings needs to be done to balance the clans
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
The majority of people in somalia waa jahilin, ma jahil ayaa dalkani hanan doono? waan uu yaaba malinta mashruca democraticga la hirgaliyo, aad iyo aad baan uu yaaba somalia. Adigo Afrika ujeedo inaysan barako ku jirin nidaamkani inaad adigu ku birto im upset!!!
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
khayre nimanka aan la fadhiyo suuqa miyaa dalkani uu sheegayo meeshay ku haboon tahay aniga og meeshay fekerkooda joggo oo aysan ogayn khatarta ka imadi karo cadifaadooda iyo wixi lamidka ah. Ma dadkas ba hanan doono dalkani? jahwareer baahsan baan ka filaya taas
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.