Boqor ka bartamaha sanado badan ayuu xaqdaro ugu xirnaay Ethiopia dowladihii ka horeyey wax soo daayo iska dhaafe wax u doodo waa la waayey Adiga sabab u ahaay inoo xurayadiisa dib u helo guuleyso howshaada mid la xaqiri karo ma ahan #NabadiyoNolol
-
-
-
mansha allah waajibaadvkusaaran baad gudatay kuwakalana wa kuvhareen rabi hakuu fududeeyo waxagu waa cad yihiin balse la hor istaago baa larabaa kanaxow nafta waaa khayre masuul somaliyeed oo wax qabad kiisu cadyahay horay usoco mudan raysal wasaare
End of conversation
New conversation -
-
-
Raysal wasaare somaliyed oo ka dadaal iyo muwaadinimo badan khyre waligii masoo marin mana soo mari doono somalia Taariikhda ayaa ku xusi doonta
@SomaliPM -
Mana Soo Mari Doono Bruh Rajada Iyo Yadaddilada In La wanajiyo Aya ficn Mustaqbalka Waxa soo socda Kama warhyside niyada Wanaaji

- 1 more reply
New conversation -
-
-
Shaqo wacan, Mudane
@SomaliPM! Reuniting families helps heal the nation.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Aad baan u amaanayaa Howsha aad qabateen ma idin mahad celin maayo Maxaa yeelay Waa waajib idin saaran , Hore haloo socdo Alle ha idin garab galo
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Allaha ku sharfo mudane hogaamiyahayna
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mahadsanidiin! Dadaalka hala wado sidii maxaabiista somaliya meel walba loo soo xoreyn lahaa
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
#Qalbidagax gorma lasodeyn doona, barlamanka#Somalia waxuu shegay in dibistiisi sharci daro aheyd ee gormad saxeysan qaladkas MudaneThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Immediate action is needed
@somali Nairobi embassy as they faild to issue the passports which is the only service they provided for their citizen. The greedy selfish elements should be wiped out from the mission. for the poor somalis who are suffering in nairobi.Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Kaa dhiibteen soo
#Muwaadin ma aheen?#GalbidhagaxThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Mudane adoo raaliya hal talo oo aan looga baran madaxda soomaalida iga qaado dadka mucaaraddka idinku ah waxaad u samaysaan ciidan gaar ah oo xir xira oo bahdila jaga kasta oo uu hayo somali waxaa maamuli kara qofkii madaxa ka garaaca taas iga qaata adi iyo madaxweynaha
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
We stand with you mudane raisalwasare aad ayaad umahad sntahy
@SomaliPMThanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Shaqo wcn weeye lkn meeyeh Qalbi dhagax
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
guuleyso gesiga
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Qalbi dhagax marka socelisaan aad amaa mudan tihin inta ka sokeyso may dadkan waa dad masakiin oo Ethip ayada isked isaga soceleyso oo sey u hayeen
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
Hadii aad
#qalbidhagax oo muwaadin Somaliyed ahaa aad muqdisho kadhooofisay ood cadaw ugacan galisay maxay yihiin kuwa aad soo daynayso? mise waxaad isleedahay wax ku aamina yaad wali Somali kadhex helaysaa?Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
-
-
All somali weyn
Thanks. Twitter will use this to make your timeline better. UndoUndo
-
Loading seems to be taking a while.
Twitter may be over capacity or experiencing a momentary hiccup. Try again or visit Twitter Status for more information.